9
views
views
WidhWidh ─ Dowladda Kenya oo markii ugu horeysay ka hadashay doorashooyinkii madaxtinimada maamulka Jubbaland ayaa waxay sheegtay inay si weyn u soo dhaweynayso doorashooyinkii Madaxweynenimada maamulka Jubbaland ee lagu doortay Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), kaasoo ahaa hogaamiyihii Jabhadda Raaskambooni. Afhayeenka ciidamada Kenya Cyrust Oguna ayaa sheegay inuu aad ugu faraxsan yahay hogaanka cusub ee loo doortay Jubbaland ee Sheekh Axmed Madoobe, waxaana uu intaasi ku daray inay tahay wax lagu farxo ...
1
views
views
WidhWidh ─ Sheekh C/raxmaan Xudeyfa Gudoomiyaha Al-Shabaab u qaabilsan Jubooyinka ayaa sheegay in waxa hadda ka jira Kismaayo ay muujineyso dhibaato uu sheegay inay ka dambeyso Dowlada Kenya oo Ciidamo badan ka joogaan gudaha Magaalada Kismaayo. Gudoomiyaha Al-Shabaab uga wakiilka ah Magaalada Kismaayo waxa uu ku eedeeyay iney iska horkeeneyso beelaha dega Gobolada jubooyinka, iyadoo Al-Shabaab hadalkeeda uu ku soo aadayo xilli Magaalada Kismaayo ay ka jiraan xiisado siyaasadeed oo cirka isku ...
9
views
views
WidhWidh ─ Waxaa saakay aad u kacsan xaaladda magaalada Muqdisho, kaddib markii xalay Hoobiyayaal lagu weeraray xarumaha Degmada X/Weyne, xabsiga dhexe, Bacadlaha iyo xarunta gobolka Banaadir, iyadoo hoobiyeyaashaas la sheegayo inay geysteen qasaarooyin aan ilaa iyo iminka la xaqiijin inta ay la’eg yihiin. Saakay aroortii hore ciidamo ka tirsan Booliska Dowladda Federaalka ayaa ku yaacay qaar ka mid ah waddooyinka Muqdisho, gaar ahaan goobihii ay xalay ku dhaceen hoobiyeyaasha, iyadoo bilaabay howlgallo ...
5
views
views
WidhWidh ─ Muuqaalka maanta waa mid ka yaabiyay Caalamka kadib Hooyo cunugeeda uga tagtay Goobta Tariimada ay istaagaan ayadoo hadane si la yaab leh u soo bad baadsatay Cunugeeda. Inta badan wadamada Yurub Iyo Ameriko waxaa ku soo badanaya Waalidiinta Ciyaalkooda kaga tagaya Goobaha qatarta ah ee Tariimanka Xowliga ku mara soo maraan ayadoo inta badan halis dhimasho ay sabababaan dayacaada lagu sameeyo Ilmaha yar ee wax kala garaneynin Riix Halkan Oo ...
1
views
views
VOA Somali ─ Hey’adaha amniga ah ee Maraykanka ayaa soo dhoweeyey xukunno toddobaadkii hore lagu riday 9 qof oo Soomaali ah dacwado la xiriira ururka Al-Shabab. Sagaalka qof ayaa iskugu jira 7 rag ah iyo 2 dumar ah, waxaana lagu riday xukunno u dhexeeya 2 sano ilaa 20 sano.
1
views
views
Star Fm ─ Howlaha lagu turxaan bixinayo ciidamada booliska ka dalka ayaa dalka ka bilaaban doona bisha June ee soo aadan ka hor intaan loo daad gurayn qaybaha dalka kala duwan ee dalkani Kenya. booliska ka u shaqeeya gudiga adeega booliska ka dalka ayaa maanta shaaciyay qaabab lagu turxaan bixinayo ciidamada booliska oo ay ku jiraan waraysiyo lala yeelanayo askarta. Madaxa Gudiga adeega booliska ka dalka Johnston Kavuludi ayaa sheegay inay arintaasi ...
4
views
views
Somaliland Org ─ Badri waa baalashle (Kaba-caseeye) fir-fircoon oo dhalinyar ah, kana hawl-gala kaamboolka weyn ee Jaamacadda Camuud, kaasi oo dhaca jihada Bari ee magaalada Borama. Waxa uu ka soo jeedaa qoys danyar ah, dakhliga ka soo gala shaqadiisana waxa uu ku taageeraa qoyskiisa. Shaqadiisa waxa uu u gutaa, sida muuqata, si xilkasnimo iyo kalsooni leh. Shaqadiisu waa inuu kabaha u baalasheeyo/caseeyo ardayda dhigata Jaamacadda Camuud. Sida la ogyahay, waxa dhigta Jaamacadda Camuud, ...
2
views
views
Somali Midnimo ─ Immediately after morning prayers on 17 May 2013, the Mujahideen of Jaish Muhajireen wa Ansar, or the Army of Emigrants and Supporters, as well as other Mujahideen units, launched a joined storm of a prison in Aleppo, reports FiSyria.com. The white building (on the photo), where the infidels had been based, was captured. Assadites managed to escape to a prison building, which is surrounded from all sides. They have an ...
1
views
views
Somali Midnimo ─ MUQDISHO:- Shacabka Soomaaliyeed ee xalaashaa kuna sugan Gudaha Dalkeena Soomaaliya oo la hadlayey Idaacadda Islaamigaa ee Alfurqaan ayaa muujiyey dareenkooda ku aaddan Maxkamaddii Dulmiga ahayd ee xukunka baadilkaa ku ridday Gabdhaha Muslimaadkaa ee Samafalayaasha ahaa iyo Wiilashii Diintooda iyo Dalkooda difaacayey. Waxgaradka Soomaaliyeed ayaa hoosta ka xariiqay in Gabdhaha Muslimaadkaa lagu haysto Diintooda ee aysan ahayn waxaad kasoo horjeedeen Itoobiya, Tusaalayaasha Shacabku bixiyey waxaa kamid ahaa, “Maxaa Sharif Murtad loo ...
1
views
views
Raxanreeb ─ Shirkaddaha Golis Iyo Xawaalada Tawakala Oo Ku Mataanoobey Addeegyada SAHAL iyo E-Tawakal Boosaaso[RBC Radio] Shirkadda Isgaarsiinta Golis iyo Xawaaladda Tawakal Express ayaa maanta shaaca ka qaaday iney Mataaneeyeen Adeegyadooda Sahal Service iyo E-Tawakal,waxayna tallaabdan kaga dhawaaqeen Xaflad ay ku qabteen Xarunta Golis ee Boosaaso. Madaxa Suuqgeynta Shirkadda Golis Cabdirixmaan Cabdullaahi Jaamac “Dayax”” Madaxa Suuqgeynta Shirkadda Golis Cabdirixmaan Cabdullaahi Jaamac “Dayax”” oo Saxaafada la hadlay ayaa faah-faahin ka bixiyey Ujeedada Shirkooda ...
1
views
views
Qurbe Joog ─ Hargaysa 20.May (SDN) Fadhigii maanta ee Golaha Guurtida Jamhuriyadda Somaliland oo uu shir- Guddoominayey Gudoomiyaha Golahaasi Mud, Saleebaan Maxamuud aadan, ayaa mudanayaasha waxa loo qaybiyey Wax-ka-bedelka iyo kaabista Xeerka Qareenada ee Xeer Lam,30/2004.si ay uga soo baaraan degaan mudanayaashu ka hor inta aanu Goluhu guda gelin meelmarintiisa. Wax-ka-bedelka iyo Kaabista Xeerka Qareenada Lambar 30/2004 waxa Golaha Guurtida hore ugu soo Gudbiyey Golaha wakiiladda oo iyagu soo ansixiyey kaabista iyo wax ...
3
views
views
Puntland Voice ─ Kismaayo(PV):-Ciidamo xiran dareys cusub oo ah kuwa boliiska islamarkaana ay dhabarka danbe kaga qoran tahay magaca Maamulka Jubaland ayaa saaka lagu arkay inta badan isgoysyada Magaalada Kismaayo. Ciidamada oo aan hore loo arki jirin ayaa waxaa la sheegay inay ku howlgaleen amarka madaxweyne Sheekh Axmed Maxamed Islaam Madoobe oo dhawaan loo doortay madaxwenaha maamul goboleedka cusub ee Jubaland. Idaacada goob joog ee Muqdisho ayaa wareysi la yeelatay taliyaha Boliiska Jubland ...
3
views
views
Lughaya ─ Hergeisa(LUGHAYA.COM) Madaxtooyada Somaliland ayaa jawaab adag ka bixisay hadalkii qiimihiisu hooseeyey ee Madaxweynaha maamulka Muqdisho Xasan Sheekh Maxamuud ku yasay shalay madaxbannaanida Somalialnd ee uu ku tilmaamay caadifad waqtigeedii laga soo gudbay. Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Md. Xirsi Cali Xaaji Xasan, ayaa ku tilmaamay dhawaaqaasi ka soo yeedhay Madaxweynaha Soomaaliya mid riyo ah oo ka fog mabda’a gooni-isu-taagga Jamhuuriyadda Somaliland iyo dareenka ay qabaan shacabka reer Somaliland oo ku adag madaxbannaanida ...
3
views
views
Lughaya ─ Muqdisho(LUGHAYA.COM) Wasiirka Arimaha Dibada Ee Dowlada Somaliya Ahna Ra,iisalwasare ku xigeenka Marwo Foosiya Xaaji Adan ayaa sheegtay inay dib u habayn balaadhan lagu samayn doono safarada somaliya ugu howl gala dalalka caalamka isla markaana dib loogu yeedhi dooni si loo hubiyo waraaqo shaqo ee ay ku howl galaan Doblamasiyintu. Wasiirka ayaa sidoo xusay in kor loo qaadi doono xidhiidhka dowlada somaliya ay laleedahay caalamka iyadoo sheegtay in marna dowlada somaliya ...
1
views
views
Idhanka ─
12
views
views
VOA Somali ─ Somaliland ayaa ka hadashay hadal uu dhawaan madaxweynaha Dawladda Somaliya Xasan Sheekh Maxamuud kaga hadlay arrimo ay ku jireen Somaliland.
1
views
views
Somaliland Org ─ Maansadan oo la curiyay 18 May 2013, waxa curiyay Md. Muumin Gadiid Cumar, waxana uu I tiriyay si ay qayb uga noqoto xuska balaadhan ee munaasabada 18 May ee 2013, waxana uu magaceedu yahay 18 May Mudnaan Badnaa’ 18 ka may waa maalintii Xoriyadii la miidhay Mawluhu noosoo ceshee Xaqayagii la moosay Markale aan hananayee Midigta noosoogashee Mugdiga aan kaga baxnee *********** 18ka may waa maalintii Maqaamkii dawladnimo Muftaaxeegii helnee ...
1
views
views
Somaliland Org ─ Hargeysa (Somaliland.Org)- Telefishanka qaranka ayaa si xeelad iyo xirfadi ku jirto uga dabaashay imtixaan adag oo sanado badan caqabad ku ahaa, ka dib markii ay si toos ah u baahiyeen wacdarihii dhoolatuskii dabaal degii munaasibadihii kala duwanaa ee lagu kala qabtay Hargeysa, Burco iyo London ee lagu xusayay 22 guuradii ka soo wareegtay dib ula soo noqoshadii madax-banaanida Somaliland. Telefishanku waxa uu si toos ah (Live) tabiyay munaasibadii subaxnimadii 18-kii ...
5
views
views
Somaliland Org ─ “Somaliland caadifad kumay dhalan, ninkii yidhaahda caadifad bay ku dhalatayna waa nin xaqiiqada indhaha iska qabanaya” Hargeysa (Somaliland.Org)- Madaxtooyada Somaliland ayaa jawaab adag ka bixisay hadalkii qiimihiisu hooseeyey ee Madaxweynaha maamulka Muqdisho Xasan Sheekh Maxamuud ku yasay shalay madaxbannaanida Somalialnd ee uu ku tilmaamay caadifad waqtigeedii laga soo gudbay. Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Md. Xirsi Cali Xaaji Xasan, ayaa ku tilmaamay dhawaaqaasi ka soo yeedhay Madaxweynaha Soomaaliya mid riyo ah oo ...
1
views
views
Somali Midnimo ─ SUUGAANTA:- Almujaahid Walaalkeen Abwaan Abuu Faadumo ayaa suugaantiisa ku difaacay Khayraadka Muslimiinta Soomaaliya, wuxuuna tilmaamay dimanaanta Soomaalida iyo sida aysan ugu baraarugsanayn boobka lagu hayo Khayraadkooda, Ilaahay ha xiftiyo,Walaalkeen waxaad la socotaan in uu Habayn iyo Maalin ku difaacayo Xigmadda Ilaahay siiyey Diinta Allah iyo Muslimiinta Xaq u dirirka ah. Wuxuu yiri Abwaan Abuu Faadumo. Xaraash weeye xeebihi dalkiyo xoolihii yiile Xukuumaad camiilaa heliyo xulufo shaydaane Shacabkuna xasasiyad malahan ...
1
views
views
Somali Memo ─ Haween madow ah oo heysta diinta Nasaarada ayaa la wareegaya shaqooyinka hoose ee loogu talagalay iney ka faa’iideystaan dadka Soomaalida ah. Haweenkan oo da’doodu u dhaxayso 15-25 sano ayaa intooda badan dhalasho ahaan kasoo jeeda wadamada Uganda, Itoobiya, Kenya iyo Koofur afrika sida ay inoo xaqiijiyeen qaar kamid ah saraakiisha dowladda Federalka ah. Hoteelada iyo xarumaha dowladda ayaa ah kuwa ugu badan oo ay ka shaqeeyaan dumarka ajaanibta ah, iyadoo ...
1
views
views
Raxanreeb ─ Garoowe (RBC RADIO) Waxaa maanta Duleedka Bari ee Garoowe ka dhacay Munaasabad Guryo loogu wareejinayay Dad barakacayaal ah oo halkaasi ku nool Guryahaasi oo dhamaa 600 ayaa hay’ada Wold Vition oo kaa shaneysa Dowladaha England & Canada waxay gudoon siisay 600 ooo qoys si ay uga hoos galaan Dabaysha iyo Qoraxda kulul ee ka jirta Gobolka Nugaal maadaama lagu jiro xiliga xagaaga, iyadoo sidoo kale Guryo dhan 600 la gudoonsiiyay ...
1
views
views
Puntland News 24 ─ Hay’adaha waaweyn ee ka shaqeeya Puntland ayey horey xukuumada Puntland ugu amartay in xarumahooda iyo [...]
1
views
views
Oodweyne News ─
1
views
views
Lughaya ─ Dhamaan reer jaamac wadaad yare meelkasta oo ay joogan waxay Hambalyo Dhalasho u dirayaan Mudane: C/qaadir Jamaac (Wadaad yare) Iyo Marwadiisa Haboon Axmed Cilmi( Axmed Farmasi) oo shalay gabadhi ugu dhalatay magaalada Borama gaar ahaan Allaale Hospital Gabadhan ayaa loo bixiyey Muhiin C/qaadir Jaamac waxaan leenahay noqo tii dadkeeda.dalkeeda iyo diinteedaba anfacda Aamin ….Aamin …….Aamin.
1
views
views
Laacib Net ─ Sida BBC-da laga soo xiganayo naadiga Atletico Madrid ayaa daboolka ka qaaday in aysan ka hor istaagi doonin xiddigooda Radamel Falcao in kooxda uu ka hulelo haddii uu doonayo arintaas . Radamel Falcao ayaa bartilmaameed u ah kooxo dhowr ah kuwaasi oo muujiyay rabitaankooda ku aadan in ay la hishiiyaan , waxaana loolanka xoogan uu [...]
1
views
views
Horseed Media ─ Hay’adaha waaweyn ee ka shaqeeya Puntland ayey horey xukuumada Puntland ugu amartay in xarumahooda iyo xafiisyadood ugu waaweyn usoo wareejiyaan magaalada Garowe ee caasimada Puntland. Madaxweynaha Puntland C/raxmaan Maxamed Faroole oo waday muddo sannado ah olole uu hay’adaha Caalamiga ah ugu raraayo magaalada Garoowe ayaa hadda maraysa heer gabagabo ah, kadib markii hay’ada UNICEF ay ogolaatay in ay xarunteeda ugu [...]
6
views
views
Horseed Media ─ Kulankan qadada ah ayaa waxa isugu imaan lahaa Xildhibaanada dhawaan mooshinka ka geeyey Xukuumada Raysalwasaare Saacid, waxaana loo sheegay xildhibaanadii inaysan halkaasi kulan ku yeelan Karin, kadib amar ka yimi dhanka dowlada. Inkastoo amarka dowlada aan la aqoon hay’ada ka danbeysay balse waxaa si weyn loo hadal hayey Madaxtooyada, Duqa magaalada iyo Ha’ada Nabad sugida, wallow aan illaa iyo hada [...]
7
views
views
Badweyn ─ Number of View :11Kadib fatahaad uu wabiga Shabeelle ka sameeyay degmada Kuntun-waarey ee gobalka Sh/hoose ayaa kooxda Shabaab ee ku sugan qeybo kamid ah gobalka waxa ay sameeyeen dadaallo ay biyaha uga xirayaan deegaanada qaar. Gudoomiyaha Shabaabka ugu magacaaban Sh/hoose, Sheekh Maxamad Abuu Cabdallaah ayaa sheegay in wabigu dhowr meel ka fatahay ayna ku guuleesteen in ay biyaha xireen u sameeyaan.
5
views
views
Awdal Press ─ Suldaan Saleebaan: Hadalka Xasan Ciise yidhi Geeliibaa Raamsiga daayay, Waxaad naga Cafisay soo daa maanta ! Daawo hadalka Suldaanka.
1
views
views
Somaliland Org ─ Badhan(Somaliland.Org)-Wasiir ku-xigeenka Macdanta iyo Biyaha Somaliland Cabdisalaan Maxamed Xasan oo ku sugan Magaalada Badhan ee Bariga Sanaag, ayaa shacbiga Deegaamadaasi kala qayb-galay Xuska 18 May, oo ay munaasibado lagu weynaynayaa ka dhaceen Sabtidii doraad. Cabdisalaan Maxamed Xasan oo Fagaaraha Khayriyada ee Magaalada Badhan kula hadlay shacbiga degmadaasi, ayaa Hambalyo u diray guud ahaanba Bulshada ku dhaqan degmooyinka Bariga Sanaag, waxaanu ku booriyay inay nabad-gelyada iyo horumarka deegaamadooda ka shaqeeyaan. Wasiir ...
5
views
views
Somali Midnimo ─ MUQDISHO:- Habaynimadii xalay waxaa lagu garaacay xurunta Villa Soomaaliya uu ka dagan yahay Xassan Gurguurte Madaafiic laga soo riday Qori Hoobiyaa, waxaana la xaqiijiyey in Madaafiicdu ay ku dhaceen meel aan waxba u jirin qaybta uu dagan yahay Xassan Gurguurte. Ma jirto cid sheegatay Madaafiicdaan laakiin waxaa muuqata Qabiilada Muqdisho dagan in ay fududaynayaan in Xassan Gurguurte laga qixiyo Villa Soomaaliya. Dhinaca kale Saakay Garoonka Diyaaradaha Magaalada Muqdisho waxaa ka ...
1
views
views
Somali Memo ─ Dagaal u dhexeeya Ciidamada Mujaahidiinta iyo ciidamada Afrikaanta ayaa xalay ka dhacay degmada Jannaale ee Wilaayada Sh/hoose ka dib markii Ciidamada Mujaahidiintu ay weeraro kala duwan ku qaadeen saldhigyada cadowga uu ku leeyahay halkaasi. Dagaalka oo socday in muddo ah ayaa xalay fiidkii si isku mid ah kaga bilowday difaacyada Ciidamada Afrikaanta ay ku leeyihiin gudaha iyo duleedka degmada Jannaale, Iyadoona dagaalka xoogiisu uu ka dhacay Control-ka laga soo galo ...
3
views
views
Somali Memo ─ Kadib markii uu wabigu ka fatahay deegaano hoos yimaada degmada Kuntunwaarey ayuu maamulka islaamiga ah ee Sh/hoose qaaday tallaabo muhim ah oo loga hor tagayo in biyuhu sii socdaan. Waaliga maamulka islaamiga ah ee Sh/hoose Sheekh Maxamad Abuu Cabdallaah oo inoo waramay xilli uu ku mashquulsanaa hawsha ayuu sheegay wabigu dhowr meel ka fatahay laakin Allaah ku guuleeyay iney wax ka qabtaan. Wuxuu sheegay in shaqaale badan la galiyay dhulka ...
2
views
views
Somali Memo ─ Caydaruus Cabdulle Cali Feer oo kamida Dhalinyaradii Qaadiga Daalimkaa uu ku xukumay Xabsiga ayaa u waramay Idaacadda Codka Maraykanka qaybteeda Soomaaliga (VOASomali). Caydaruus waxaa lagu xukumay Maalintii khamiista ahayd 2 Sano oo Xabsi ah. Caydaruus wuxuu u waramay Saxafi Haaruun Macruuf oo kamida Saxafiyiinta Idaacadda VOA, wuxuuna ka warbixiyey sababta uu ku mutaystay Xabsiga Labada Sano ah, waxaa kamid ahaa Caydaruus hadaladiisa in uu kamid ahaa Dadkii diidanaa duulaanka Itoobiya ...
1
views
views
Somali Memo ─ Ciidamada Mujaahidiinta Wilaayada Islaamiga Gedo ayaa xaley markale Dagaal Saf balaaran ah ku qaaday Deegaanka Faxfaxdhuun oo Saldhig weyn u ah ciidamada gumeysiga Kenya ee ku soo duulay koonfurta Somalia iyadoona halkaasi dagaal in muddo ah qaatay uu ku dhaxmaray ciidamada Muslimiinta iyo kuwa Kenya. Goobjoogeyaal Iyo dadka deegaanka ayaa Xaqiijiyay in xalay Deegaanka Faxfaxdhuun uu ka dhacay dagaal xoogan ka dib markii ciidamada Mujaahidiintu ay weerar ku soo qaadeen ...
3
views
views
Raxanreeb ─ Garoowe (RBC RADIO Madaxweynaha Puntland Dr C/Raxmaan Maxamed Maxamuud faroole ayaa Maanta sheegay in ay qimyaamo qaran tahay wax ka badalka qaawan ee lagu sameeyey Dastuurka Dalka taasi oo ah wax aan leysla ogayn wuxuuna sheegay in taasi ay dhaawici doonto heshiisyadii kala duwanaa ee Garoowe lagu saxiixay ayna dhalin karto dhibaato hor leh hadaan hada laga gaarin lagana hakan wax yaabaha aan heshiiska ku jirin ee lagu dhaqmayo. ...
6
views
views
Raxanreeb ─ Sawirr mujinaya qar ka mid ah daaraha magaaladda Gaalkacyo Raxanreeb.com Gaalkacyo[RBC Radio]Degmada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa la soo baxdey muqaal qurxoon kadib marki mudooyinkii ugu dambeeyey hormar dhinacyada dhismaha iyo ganacsiga ah ayadoo hormarkaasi ka jira magaaladdana uu keenay in durbaba isbedel dhanka bilicda ah laga dareemo Gaalkacyo. Shabakadda Raxanreeb.com ayaa uu kur gashey xaaladda isbadalka ku saleysan ee ka jirta Gaalkacyo kuwaaso isgu dhafan hormarkan dhanka ...
4
views
views
Qurbe Joog ─ Hargaysa 20.May (SDN) Gudoomiyaha Golaha Wakiilada ee Jamhuuriyada Somaliland Mudane C.raxmaan Maxamed C.laahi “Cirro” ayaa Jawaab kulul ka bixiyay hadalkii ka soo Yeedhay Madaxweynaha Dawlada Federaalka Somalia Xasan Sh.Maxamud ee uu aadanaa inuu ka soo hor jeedo Madax banaanida Somaliland . Gudoomiyaha Golaha Wakiilada ahna Gudoomiyaha Xisbiga Wadani Waxaa kale oo uu Mahadnaq u diray Shacab Weynaha Somaliland ee ku nool Dalka Gudihisi iyo Dibadiisa sida weyn ee ay uga ...
3
views
views
Puntlandi ─ Raysal Wasaarihii hore ee Soomaaliya Dr. Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa maanta booqasho gaara ku yimid Dalka Denmark caasimadiisa labaad ee Aarhus, Jaaliyada Soomaaliyeed ee Denmark ayaa soo dhaweyey, wuxuuna isla galabta la kulmayaa Jaaliyada-
3
views
views
Puntland Voice ─ Muqdisho(PV):-Batalyan oo ka mid ah askarta Uganda ee ku sugnaa Soomaaliya ayaa dib uga dhoofay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Muqdisho. Munaasabada sagootin ah ayaa loo sameeyay ciidamadaasi gudaha garoonka Muqdisho intii aaney dhoofin iyadoo hal sano ku sugnaa gudaha dalka soomaaliya. Saraakiisha u saraysa ciidanka Uganda ee Soomaaliya ayaa ka qeybgashay sagootinta loo sameeyay ciidamadaasi iyagoo dagaalo dhowr ahna ka qeybqaatay intii ay ku sugnaayeen Soomaaliya sidoo kale saaxiibo ...
1
views
views
Puntland Voice ─ Muqdisho(PV):-Ciidamada Boliiska iyo kuwa nabad sugida Dowlada ayaa saaka howlgal balaaran ka sameeyay xaafadaha kala duwan ee degmada warta nabada kadib madaafiic 10 gaareysa oo xalay lagu duqeeyay madaxtooyada. Dhalinyaro u badan iskooley ayay saaka ciidamadu soo qabqabteen kuwaasoo loo dhaadhiciyay xarunta danbi baarista ee CID Magaalada Muqdisho.iyadoo saraakiisha nabad sugudu sheegayaan in la baari doono kuwa sida gaarka ah looga shakiyo. Xalay waqti danbe ayay ahayd markii ku dhawaad ...
2
views
views
Puntland Voice ─ Banaanbax weyn ayaa ka dhacay dhulka soomaalida ee Kenyaatigu xooga ku heysto halkaasoo ay ku yaalaan xerooyinka qaxootiga Soomaalida kuwa ugu waa weyn. Isu soo baxayaasha ayaa si weyn u taageeray maamulka cusub ee Jubaland kaasoo uu madaxwenaha ka yahay Sheekh Axmed Maxamed Islaam (Sh.axmed Madoobe ),inta badan dadka isku soo baxay ayaa ku dhawaaqayay ereyo taageero ah. Sidoo kale waxay wateen calamada maamulka cusube ee Jubaland iyo kan Puntland, ...
3
views
views
Puntland News 24 ─ Xildhibaan Cabdi Barre Yuusuf Jabriil oo ka mid ah Xildhibaanada mowshinka ka wada Xukuumadda soomaaliya [...]
5
views
views
Puntland News 24 ─ Xaalada magaalada Kismaayo ayaa ah mid degan, waxaana mashquul ah madaxda maamulka Jubland iyagoo ku [...]
3
views
views
Oodweyne News ─
1
views
views
Oodweyne News ─ Ku: Dhamaan Cida Khayrka Jecel Waxaa si sharaf xishmad iyo tixgalin mudan ayaa waxaan ka codsanaynaa dhammaan Jaaliyadaha Soomaaliyeed ee Dalka dibaddiisa iyo gudihiisaba leh, iyo Aqoonyahannada, Culamaa’ Uddiinka, Ganacsatada, Dhallinyarada, Aqoonyahannada iyo Haweenka Soomaaliyeed oo idilba in ay gacan naxariis leh ka gaystaan kuna tabarucaan wixii karaankooda ah dhisida masaajidka xaafada shacabka, kaasi oo baahi aad u badan loo qabo in masaajid la helo ...
3
views
views
Oodweyne News ─ Qoraal gaaban iyo in yar oo sifooyon ah wata oo lagu xasuusto 18may oo maalin tii qaranimadeena aynu dib ugu soo noqonay kana soo goosanay hungadii aynu ka qaadnay umada kale ee walaala heen ah iyo waxaynu kala kulanay jibadii 60kii iyo dhibkii inaga gaadhay ee aynu gobanimadii aynu ka qaadanay uk aynu ku gaynay xamar sidii laynoo galay taasi oo ay sabab u ahayd jaclka iyo walaaltino qalbigeena k ...
1
views
views
Oodweyne News ─ waxaan salaamayaa dhamaan bahda saxaafada qaybaheeda kala duwan inta caafimaadka qabta ee isdultaagta mabaa,diida saxaafada xortaa. waxaan kaloo salaamayaa dhamaan shacabwaynaha somaliland meel kasta oo ay joogaan uguna hambalyeynayaa farxadii 18 may ee inoogu dhamaatay nabada ilaahay baa mahadlee. waxa aan aad ugu faraxsan ahay runtii marka laga yimaado farxadii 18 MAY ,farxada ii raacday markaan maqlay sida nabada wanaagsan ee ay inoogu dhamaatay xuskaa maalintaasi debed iyo gudaba,khaasatan gudaha ...
1
views
views
Oodweyne News ─ Hargeysa (OWN) -Ururka Kanava oo in muddo ahba ka wadey xafiiskiisa workshopka la yidhaahdo training life skills kaasi oo ay ugu talo galinee dhalinyarada wax ka barata dugsiyada sare iyo dhexe kuwaasi oo ay mihiimadiisu ahayd sidii dhalinta loo fahan siin lahaa xaqaaqiida nolosha iyo waxyaabaha mihiimka kuna salaysan in aqoon koradhsi kor loogu qaadayo heerka fahanka iyo bulshonimada ee dhalinyarada. Kanava oo ay iskeed u abaabushay ayaa waxay wiigan ...