199
views
views
Qurbe Joog ─ London May 19,2013(SDN)-Xafladii London ee sanad guuadii 22aad ee dib ula soo noqoshadii madax banaanida Somaliland ayaa aheyd mid ay ka qeybgaleen Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Md Cabdiraxmaan Seylici iyo xubno ka tirsan golleyaasha dalka iyo shicib weynaha reer Somaliland ee ku nool Britain.
184
views
views
Oodweyne News ─ Boosaso(OWN) Ciidamada Puntland ayaa maanta duleedka magaalada Boosaaso ku qisaasay 13-qo f dhalinyadan la toogtay ayaa waxa ka mid ahayd qof haweenaya dhalinyaradan maanta lagu laayay magaalada boosaaso aya loo haystay inay ka tirsanaayeen kooxada al shabaab waxanay ka dambeeyeen ayay yidhaahdeen dilkii Axmed kheekh loo gaystay isagoo ka mid ahaa culimada waawaayn ee maamulka puntland. Dadkan la sheegay inay dilka Axmed Shekh Ka dambeeyeen Oo Ku jiray Xarakada ...
175
views
views
Oodweyne News ─ Waxaan halkan idiinkusoo gudbinaynaa hees cusub oo loogu talo galay xuska 18ka Meey, Waa Ereyadii Boobe Yuusuf Ducaale, Laxankii Mustafe Kiiko Iyo Codkii Xiddigaha Geeska, ee dhagaysi wacan:- HALKAN KA DHAGAYSO
166
views
views
Oodweyne News ─ Hargeysa (OWN)-Pro Axmed Ismaaciil Samatar oo ka tirsan baarlamaanka Somaliya kana mid ahaa musharaxiintii tartanka u galay madaxtinada Somaliya balse aan ku guulaysan ayaa la sheegay in uu iska casiley xubin uu ka ahaa baarlamaanka Somaliya . Axmed ismaaciil Samatar oo soo jeeda Somaliland balse in badan aaminsanaa mabda’a Somaliweynimo lana sheegay in ay uu go’aankiisii ay wax iska bedelaan ka dib markii uu guul darro kala kulmay madaxtinadama Somaliya ...
134
views
views
Waajid ─ WAAJIDPRESS – 8 MAY 2013:
112
views
views
Qurbe Joog ─ Holland May 19,2013(SDN)-Xafladii May 18 e dalka Holland oo lagu kala dhaqaaqay ka dib kolkii Jaaliyada Soomaaliya ee dalkaasi ay khas ka dhex abuureen madashii xaflada.
89
views
views
Oodweyne News ─ London(OWN) Waxaan halkan idiinku soo gudbinaynaa xaflad aad u balaadhan oo lau dabaal degayey xuska 18 may 2013, xafladan oo ay ka soo qayb galeen wefti balaadhan o uu hogaaminayao madaxweyne kux-geenka somaliland iyo dadweyne ka kala yimi guud ahaan UK iyo goboladeeda, sawiradan waa qaybtii hore ee daawasho wacan. Oodweynenews.com/London
84
views
views
Awdal Press ─ Halkan riix oo horta dhegeyso, weriye Cagta-xaaji oo si aan qarsoonayn uga hadlaya dulmigii la kala galay qaar ka mid ah, isaga oo aan dulmiga ka soo bilaabin meeshii ay wax ka qaldameen. Laakiin uu gacan togleeyey meeshii ugu dambeysey markii la kala guuray iyo guryihii amma hantidii la kala maroorsaday markii uu nidaamkii dawladnimo faraha ka baxay. Kaddibna waxa si cadha leh uga daba qaatay, wariye Calasow oo ku ...
79
views
views
Somali Memo ─ Bayaan ayaa markii ugu horreysay kasoo baxay shabakaddii Qaadisiya ee Afka Maxaakimtii islaamka ku hadli jirtay,bayaan saxaafadeed warbaahinta islaamiga lasoo gaarsiiyay ayaa uqornaa sidan.Bishaaro Bishaar:dhammaan Shacabka Soomaaliyeed waxaan ugu bishaareynaynaa in shabakadda Islaamiga Qaadisiya Hawada dib ugusoo laabatay kadib muddo sanada ah oo ay shabakaddu hawada ka maqneed. Website-ka Qaadisiya oo caan ku ahaa difaacidda diinta iyo dalka wuxuu Akhristayaasha ubalan qaadayaa in uu halkiisii kasii wedi doono howshii warbaahineed ...
79
views
views
Somali Memo ─ Boqolaal qof oo mucaaradsan maamulka Axmed Madoobe madaxda ka yahay ee kismaayo looga dhawaaqay ayaa maanta isugusoo baxay qeybo katirsan magaaladaasi. Dibad baxyo ballaaran oo sida muuqata ay soo abaabuleen taageerayaasha Barre Hiiraale ayaa maanta duhurkii hareeyay qeybo badan oo magaalada katirsan. Dadka iskusoo baxay ayaa ku qeylinayay erayo ka dhan ah Axmed Madoobe,Kenya iyo IGAD, “Dooni meyno dagaal ooge Axmed Madoobe,Kenya hanaga baxo dowladnimo iyo maamul cadaalad ah ayaan ...
73
views
views
Waajid ─ WAAJIDPRESS – 24 Apr 2013 Iyadoo maalmahaanba ay hal lug ku taagnaayeen beelaha ka qeyb galaaya shirka maamul u sameeynta gobalada Jubooyinka iyo Gedo ee ka socda magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka J/hoose ayaa hadana shirkaasi waxaa maanta si rasmi ah uga baxay laba beel oo halkaasi wada degan. Beelaha kala ah Cawra-male iyo Biyo-maal ayaa maanta waxaa si rasmi ah loo xaqiijiyay inay isaga baxeen halka uu ka socday ...
71
views
views
Oodweyne News ─ Jig-jiga (OWN)- Warar aanu helnay ayaa sheegaya in uu maanta magaalada Jig-jiga ee caasimadda ismaamul goboleedka Ethiopia ee Jig-jiga uu ku geeriyooday abwaankii waynee Cabdilaahi Macallin Dhoodaan. Cabdilaahi Macallin Axmed (Dhoodaan) oo ah dadka hormoodka u ah fanka Somalida gaar ahaan nooca loo yaqaano Jacburka maya xigmadaha meel la iskugu keeno . Abwaaan Dhoodaan oo dhawaan ka qayb-galay bandhigii loo qabtay sannad guuradii qorista farta Somaliga ee dalka Jabouti ka ...
71
views
views
Waajid ─ WAAJIDPRESS – 10 May 2013: Akhristayaasheena sharafta lahow waxaan idiinsoo gudbinaynaa liiska magacyada wasiirada cusub iyo wasaaradaha lagu wado in dhawaan la shaaciyo ayada oo ay wasiiro hore xilalkooda waayi doonaan. Liiskan oo aan la hubin inuu sax yahay balse loo badinayo inuu yahay midka dhabta ah ee maalmaha nagusoo aadan la shaacinayo ayaa waxa ku jiro magacyo cusub oo kusoo biiray golaha wasiirada ayada oo ay kuwa horana meesha ...
70
views
views
Waajid ─ WAAJIDPRESS – 4 May 2013: Garowe - Waxaa maalmahanba taagnaa is afgaranwaa kala dhaxeeyay C/raxmaan Faroole iyo beesha uu ka dhashay ee Ciise Maxamuud kaddib markii lagu heshiin waayay toogasho la doonayay in lagu fuliyo dadkii ka dambeeyay dilkii Sheekh C/qaadir Gacmeey oo lagu dilay magaalada Garowe. Kaddib toogashadii 13-ka qof loogu geystay magaalada Boosaaso, waxay Beesha Ciise Maxamuud dalbatay in sidoo kale la toogto dadkii ka dambeeyay dilkii Sheekh ...
70
views
views
Waajid ─ WAAJIDPRESS – 27 Apr 2013: SIYAASIYIIN DIGIL IYO MIRIFLE IYO SOOMALIDA KALE EE JUBOOYINKA:
65
views
views
Lughaya ─ Muqdisho(LUGHAYA.COM) Shir ay maant ku yeesheen golaha wasiirada somaliya caasimada muqdisho ayaa waxa lagu magacaabay taliyaha ciidanka booliska iyo taliyaha nabadsugida somaliyeed. saraakiishan maanta golaha wasiiradu ay ansixiyeen ayaa waxay kala yihiin taliyaha booliska somaliyeed iyo taliyaha nabadsugida. Jen Bashiir maxamad jaamac (goobe) ayaa loo magacaabay taliyaha nabad sugida. halka dhanka kalena loo magacaabay taliyaha ciidanka booliska Jen cabdixakiin daahir siciid (saacid) oo ahaan jiray taliye ku xigeenkii booliska ee ...
65
views
views
Oodweyne News ─ Waxaan halkan idiinku soo gudbinaynaa baaq mareegtan Oodweynenews kasoo gaadhay beesha Idarays Cabdalle ee Habar yoonis kuna nool bariga Puntland gaar ahaan Deegaanka Kalkala , baaqan oo ay udirayaan Suldaanka guud HY iyo Salaadiinta iyo Cuqaasha Beesha oo dhan. Halkan hoosena ka akhriso qoraalka baaqaas oo u qornaa sidan:- Anagoo ah beel ku nool bariga maamul goboleedka puntland ee soomaaliya degaanka loo yaqaan Kalkala anagoo kana soo jeedna ...
62
views
views
Qurbe Joog ─ Nairobi, May 6 (SDN) – President Uhuru Kenyatta has arrived in the United Kingdom for the London Conference on Somalia which is scheduled to take place on Tuesday. The plane carrying the president and his entourage touched down at Heathrow airport at 6.40am local time. On arrival, the Head of State was received by senior officials of the government of the United Kingdom and staff of the Kenya High Commission ...
61
views
views
Raxanreeb ─ Madaxweynaha Somaliland Axmed Siilaanyo iyo agaasimaha fulinta shirkadda DNO International oo ka qeygalay heshiiska oo ka dhacay magaalada Washington DC 22 April 2013. Hargeysa (RBC) Wafdi ka socday maamulka Somaliland ayaa toddobaadkan magaalada Washington ee dalka Mareykanka heshiis shidaal baaris ah waxay kula galeen shirkad lagu magacaabo DNO International oo laga leeyahay wadanka Norway. Heshiiskaasi waxaa ka qeybgalay madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo iyo agaasimaha fulinta ee shirkadda DNO International ...
60
views
views
Puntlandi ─ Muqdisho–17 May,2013–PI– Howlwadeenada dhinaca Dublamaasiyada ee Puntlandi ayaa soo helay qorshii ugu dambeeyey ee ay Dowlada Federaalka ah kula dagaalamayso dhismaha Jubaland,iyadoo qorshayaashii hore badankooda ay ku guul dareysteen, qorshahaan cusub ee ay wado Dowlada Federaalka ah ayaa noqonaya Xabadii ugu dambeysey ee ay kula dagaalamayaan ama ay isugu dayayaan iney burburiyaan Dowlada Jubaland. Guddigii toboneeyaha ahaa ee uu soo magacaabay Raysal Wasaare Saacid iyo Bare Hiiraale oo loo qorsheeyey ...
60
views
views
Somaliland Org ─ FAO SOMALIA: FAO is a specialized technical agency, working towards the alleviation of poverty and strengthening of livelihoods and food security and implements interventions in partnership with governments, national and international NGOs as well as other UN agencies. Within the global FAO structure, FAO Somalia falls under the Emergency Operations and Rehabilitations Division (TCE). In Somalia, FAO has a lead role in the coordination and monitoring of humanitarian interventions in ...
59
views
views
Puntlandi ─ Madexweynaha dawlada Federaalka ah ee Soomaaliya mudane Xasan Sheikh Maxamuud ayaa maanta si weyn loogu soo dhaweeyay magaalada Garowe kadib booqashoaan waqtigeeda la shaacin oo uu Puntland ku yimid. Wafdiga Madexweynaha dawlada Federaalka ee Soomaaliya ayaa abaare duhurnimadii maanta ka soo degay magaalada Garowe, waxaana halkaasi si weyn ugu soo dhaweeyay Madexda dawlada Puntland oo uu horkacayo Madexweyne C/raxmaan Maxamed Maxamuud Faroole iyo dadweyne aad u farabadan oo taxnaa hareeraha ...
59
views
views
Xargaga ─ Warar hoose oo sheega in kulan gaaban ku dhex maray Villa Muqdisho Madaxweynaha Federaalka Mudane Xasan Sheikh Maxamuud iyo Xubno dhowr ah oo isugu jira Dir iyo Daarood.
58
views
views
Qurbe Joog ─ Boosaaso April 30 2013 (SDN)— Raga dilka lagu fuliyay ayaa gaaraye 13 qof oo ay ku jirtey haweeney kuwaasi oo qaarkood lagu eedeeyay inay dileen Sheekh caan ka ahaa deeganada maamulka Puntland. Dadkaan dilka toogashada ah lagu fuliyay ayaa gaaraya ilaa 13 ruux kuwaasi oo la sheegay in lagu toogtay meel fagaare ah oo duleedka Magaalada Boosaaso ku taala. Xeer ilaaliyaha maxkamada Milateriga maamulka Puntland ayaa sheegay in xukunka uu ...
56
views
views
Waajid ─ WAAJIDPRESS – 1 May 2013: Kulan dhexmaray Hassan Garguurte iyo Abdi Qeybdiid ayaa buuq ku dhamaaday kadib markii Madaxweynaha Dowladda Federalka Somalia ku taliyay in talada Maamulka Galmudug ee Madaxtooyada lagu wareejiyo Hussein Mohamed Farah Aideed si meesha looga saaro khilaafka labada garab ee xukunka Maamulka Galmudug isku heysta. Sida ay Waajidpress u sheegeen qaar ka mida Masuuliyiinta kulanka labada dhinac ka qeybgalay wuxuu Qeybdiid ku yiri Madaxweyne Garguurte ” ...
55
views
views
Raxanreeb ─ Kismaayo (RBC) Col. Barre Aadan Shire Hiiraale oo horey xildhibaan iyo wasiirba uga soo noqday dawladihii ku-meelgaarka ayaa xaqiijiyey inuu ku sugan yahay magaalada Kismaayo kadib markii uu halkaasi yimid saacadihii la soo dhaafay. Col. Barre oo la hadlay idaacadaha gudaha ayaa sheegay inuu soo gaaray Kismaayo saacado ka hor uuna ku yimid si nabad ah, sida uu sheegayna uu u yimid inuu ka qeybqaato hawlo nabadeyn ah. Barre ma ...
54
views
views
Raxanreeb ─ By Malyun Ali Istanbul (RBC) Somalia parliament speaker Mohamed Osman Jawari has begun an official visit Turkey on Sunday for talks with Turkish government officials and some of the Turkish owned development agencies operating in Somalia, RBC Radio reports. The parliament speaker has met on Sunday the mayor of Istanbul city as he thanked the brilliant work done in Somalia by the Turkish government and aid agencies. According to the ...
52
views
views
Qurbe Joog ─ Garoowe April 28 2013 (SDN)— Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi sare oo uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Garoowe ee Xarunta Maamulka Puntland. Madaxweynaha Soomaaliya iyo wafdigiisa ayaa ka anbabaxay Garoonka Muqdisho, isagoo ka yimid Magaalada Mombasa oo uu shalay kula soo kulamay dhigiisa Kenya Mr Uhuro Kenyatta. Wafdiga Madaxweynaha uu hogaaminayay ayaa markii ay gaareen Madaarka Magaalada Garoowe waxaa ku soo dhaweeyay Madaxweyne C/raxmaan Sheekh Maxamed Faroole. Xasan ...
52
views
views
Oodweyne News ─ Caashaqa haween waa horuu Caaddil soo rogaye Sayidkii Carshiga nuurayiyo Caliba soo gaadhye Cidla‘ lagama beermeen dadkoo cuudi waaxida’e Waxaa caynba cayn looga dhigay hays cajebiyeene Soomaalidaa caado xumee iguma caydeene……. (Cilmi-Boodhari) Waa qoraal gabaan oo aan rabo in aan si kooban ugu soo bandhigo dhibaatada ka haysata dhalinteena soo bandhiga shuruuctooda nololeed iyo waxa saameynta ku leh oo iyagu ah kuwo si joogta raadayn aan laga soo waaqsan ...
52
views
views
Somaliland Org ─ Addis Ababa (Somaliland.Org) Daawo Video: Madaxweynaha Somaliland Axmed MAxamed Maxamuud Siilaanyo iyo Raysal Wasaaraha Itoobiya Hailemariam Desalegn Oo Kulan Ku Yeeshay Adiss Ababa iyo waxyaabihii ay labada dhinac ka wada hadleen Waxaana Kulankaasi ku wehelinayay Wasiirada Arimaha dabada Somaliland Dr Maxamed Cabdilahi Cuamr, Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Xirsi Cali Xaaji Xasan iyo Safiirka Somaliland u fadhiya Itoobiya Aadan Nuux Dhuule, Waxa dhanka Itoobiya ku wehelinayay Agaasimaha Guud ee Wasaarada Arimaha Dabada ...
52
views
views
Star Fm ─ Kooxda Manchester City ayaa lagu soo waramayaa in ay isku dayayso sidii ay ku heli laheyd ciyaaryahanka qadka dhexe ee Borussia Dortmund Marco Reus , kaasoo ay ku dooneyso lacago gaaraya £32m marka uu dhamaado xiligaan. Kooxda City macalinkooda Roberto Mancini ayaa cadeeyay in sida ugu daqsiyaha badan ay heshiis ula gali doonto xidigaan marka uu dhamaado xili ciyaareedkaan. Kooxda City ayaa waxa ay dooneysaa in kooxda Dortmund ay ku ...
51
views
views
Wehel Media ─ Nog-koningin Beatrix en het nieuwe koninklijk paar zijn aangekomen in de Mozeszaal in het Paleis op de Dam. Daar tekent Beatrix over enkele minuten de Akte van Abdicatie Warar kale oo la xariiraFalan Qeyn: Ka bixida Ciidamada Uganda iyo is faham la’aanta Siyaasada uganda & Damjadiid.Orodyahan Soomaaliyeed oo mar kale kasoo baxay dalka Holland.Amiin Caamir oo Live Arts kusoo bandhigay Xaflad loogu sameeyay London (Daawo)Hadraawi oo la guddoonsiiyay Abaalmarinta Prince ...
50
views
views
Marka Cadey Net ─ Daawo wararkii caawa ka baxay Universal TV oo xiiso leh iyo dhacdooyinkii maanta ee guud ahaan Somaliya iyo London………… Related News: Daawo Warka maanta ee Universal TV iyo Qarax weyn oo ka dhacay isgoyska KM4 ee Muqdisho Daawo wararkii caawa ka baxay Universal TV oo xiiso leh iyo dhacdooyinkii maanta ee guud ahaan Somaliya Wararka [...]
50
views
views
Somali Swiss ─ Yusuf Garabey
50
views
views
Waajid ─ WAAJIDPRESS – 26 Apr 2013: Col,Barre Hiiraale ayaa sheegay inuu ka mid yahay siyaasiyiinta kasoo jeeda gobollada maamulka jubbaland loo dhisayo,balse uu isaga muddoo ku maqnaa magaalada Muqdisho ee ah xarunta Soomaaliya, waxaana uu sheegay inuu maanta Kismaayo u yimid sidii uu qeyb uga noqon lahaa howlaha ka socda. Halkan ka dhegayso Cod
50
views
views
Somali Midnimo ─ MUQDISHO:- Dowladda Kenya ayaa Wasiirka Arimaha Debadda kadhigtay Gabar kasoo jeeda Beesha Jaalle Daarood, Harti Dhulbahante, Amina Maxamed Jibriil, waa Gabar Qareen ah, waxay u soo shaqaysay Gaalada Midowday ee aad u taqaanan Qaramada Midoobay oo ay Xafiisyo badan kasoo shaqaysay. Waxay ku hadashaa Somali, Russian, Swahili, Faransiiskana waa barataa ayaa la yiri, Wadamada, Galbeedka, Afrikca, Wadamada Carabta waxaa ka socda Dabaaldigga Jaalle Daarood, waxaa sidoo kale Baraha Internet ka ...
50
views
views
Waajid ─ WAAJIDPRESS – 8 May 2013: Kismaayo - Wararka naga soo gaaraya magaalada Kismaayo ayaa waxa ay sheegayaan in gabi ahaan albaabada loo soo laabay hoolki shirka maamul usameeynta Jubbooyinka Iyo Kismaayo. Warkan ayaa intaasi waxa uu ku darayaa in maanta galinki dambe ay gaareen saraakiil ka socday ciidamada Kenya hoolka shirka ayna ku wargaliyeen dadki ku sugnaa inay isaga baxaan hoolka islamarkaana laga doonayo laba arrimood oo kala ah sidan. ...
50
views
views
Qurbe Joog ─ Muqdisho May 02 2013 (SDN)— Golaha Wasiirada Soomaaliya ayaa maanta kulan ku yeeshay Magaalada Muqdisho kaasi oo ay uga hadlayeen Amaanka dalka. Shirka oo uu guddoominayay Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa lagu Magacaabay Taliyaha ciidanka Booliiska Soomaaliyeed iyo sidoo kale Taliyaha hay’adda Nabadsugida Qaranka. Golaha ayaa meel mariyay in Bashiir Maxamed Goobe uu noqdo Taliyaha Hay’adda Nabad Sugida Qaranka iyadoo Generaal Saacid loo magacaabay Taliyaha Ciidanka Booliska ...
50
views
views
Qurbe Joog ─ Daawo: Abwaan Guuleed Yuusuf Axmed Oo Tiriyay Gabay Jawaab U Ah Gabaygii Wasiir Xirsi Tiriyay + Daawo
49
views
views
Puntlandi ─ Garowe–29 April,2013–Pi– Shirar Xasasi ah oo maanta Puntland iyo Dowlada Federaalka uga socdey Guriga Madaxtooyada Puntland ayaa natiijo la’aan kusoo dhamaadey ka dib markii labada dhinac ay dhowr qodob isku mariwaayeen, Madaxweyne Xasan Sheikh isagoo xanaaqsan ayuu Garowe ka dhoofey goor dhaweyd. Kulamada Xasaasiga ah oo saacado ka hor kusoo idlaadey guul darada ayaa labada dhinac isku mariwaayeen Qodobo dhowra oo ay kamid yihiin. 1- Arimaha Jubooyinka oo Puntland soo ...
49
views
views
Puntlandi ─ Muqdisho– 07 May,2013–Pi– Hogaamiyaha ugu sareeya Al-shabaab Fu’aad Shangole ayaa lagusoo waramayaa inuu Shaaciyey geerida Abuu Mansuur Al Amriki, Sida la shaaciyey Shangole wuxuu sheegey iney kooxa hubeysan toogteen Abuu Mansuur Al Amriki. Warkaan oo ay markii hore baahiyeen Saxaafada Muqdisho ayaa la sheegey inuu Fu’aad Shangile ka Khudbeeyey Masjid ku yaal Gobolka Hiiraan, wuxuuna khudbada kagaga hadley Dilka mid kamid ah Saraakiishiisa sarsa re oo uu ku sheegey Abuu ...
49
views
views
Lughaya ─ Dr. Lula Ahmed Osman Julian – Somaliland Ambassador to Canada
49
views
views
Horufadhi ─ Tan iyo wakhtigii dalkan Soomaalia uu dunidan ku abuurmay waxaa muuqanaysay weeraro, heer Qoomiyado ilaa heer qaarado ah oo asalkoodu yahay dhul boob iyo Gumaysi oo Soomaalida ay ku hayeen dadyagowga kale ee dunidu. Inta badan Qoomiyahadaha SOomaalida ku soo duuli jirey waxaa ka mid ahaa Boqortooyadii gaamuurtay ee dhulka Xamashida ee Reer Milillikh, kuwaasoo [...]
49
views
views
Waajid ─ WAAJIDPRESS – 2 May 2013: Xukuumada federaalka Soomaaliya ayaa maanta agaasime cusub u magacowday hay’adda nabad-sugidda qaranka, iyadoo sidoo kalena taliye cusub u magacowday booliska Soomaaliyeed. Kaddib kulan golaha wasiirrada ay ku yeesheen magaalada Muqdisho, wasiir ku xigeenka wasaaradda warfaafinta, Cabdishakuur Cali Mire ayaa warbaahinta u sheegay in taliyaha cusub ee booliska loo magacaabay Jeneraal Cabdixakiin Daahir Saacid, isagoo xilka kala wareegaya taliyihii hore ee booliska Jeneraal Shariif Sheekhuna Maye ...
48
views
views
Galgala News ─ Daawo warbixinta Telefishanka KTN ee maamulka Jubbooyinka (English)
48
views
views
Waajid ─ WAAJIDPRESS – 13 MAY 2013: Masuulkaan oo codsaday inaan magaciisa la xusin iyo Saraakiil Sirdoona oo ka tirsan dalalka deriska,kuwa Dowladda Federalka iyo qaar ka mida Dalalka Carabta ayaa xogta uga sheekeeyay si isku mida. Macluumaadka ay bixiyeen oo ku saleeysan telefoono la dhageystay,goobjooganimo iyo dabagal la sameeyay ,waa sidaan: Wasiirada Madaxtooyadda Dowladda Federalka Somalia iyo Maamulka Somaliland Farah Abdulkadir iyo Hersi Haji Ali ayaa Dubia kulan qarsoodiya ku yeeshay ...
48
views
views
Horseed Media ─ Allaha u Naxariistee Cisman Cabdikariim Gacanlow oo ka mid ahaa Fanaaniintii hobolada Waaberi ayaa habeen hore waxaa uu geeriyooday Magaalada Hargeysa ee Xarunta u ah Maamulka Somaliland. Fanaan Cismaan Cabdikariim Gacanloow waxa uu mudooyinkii la soo dhaafay ku xanuunsanyahay Magaalada Burco ee Gobolka Toghdheer. Fanaanka ayaana isla Shalay lagu waxaa lagu Magaalada Hargeysa . Hadaba Cismaan Gacanloow waxa uu ka [...]Taariikhdii iyo Heesihii Al-Fanaan Cismaan Cabdikariim Gacanlow AUN [Dhageyso] -Horseed ...
48
views
views
Waajid ─
47
views
views
Oodweyne News ─ Marka hore waan salaamayaa dhammaan bulshada reer soomaaliland , waa dhaqan malaa inagu cusub in nin mas,uul ah oo ilaa heer wasiir ahi yidhaahdo waan gabyayaa, waliba uu u gudbiyo bulshadii uu masuulka ka ahaa hanjabaad , uu leeyahay dulqaadan maaye waa dagaalamayaa , ama waan aar gudanayaa sida macnihiisu ahaa gabaygii uu wasiir xirsi ka tiriyey xafladii uu ka qayb galay . Anigu ku badin maayo waxoogaa yar oo ...
47
views
views
Wehel Media ─ Hay’adda COSV ee ka hawl gasha Gobolka Sh/hoose, Banaadir iyo Gobolka Gedo ayaa ah Hay’addaha ugu wax qabadka wanaagsan hay’adaha ka hawl gala Gobolka Sh/hoose. Xiriiriyaha Hay’adda COSV ee Gobolka Shabeelaha Hoose Mr Ahmed Ali Dhayib ayaa sheegay inay tuulooyin badan oo hoos taga Magaalada Marka ay ka qeybiyeen maro Kaneeco Daaweysan, wuxuuna sheegay gargaarka ay u fidinayaan dadka Gobolka ay sii wadi doonaan. Maro Kaneecada daaweysan ee la siiyey ...