195
views
Qurbe Joog ─ London May 19,2013(SDN)-Xafladii London ee sanad guuadii 22aad ee dib ula soo noqoshadii madax banaanida Somaliland ayaa aheyd mid ay ka qeybgaleen Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Md Cabdiraxmaan Seylici iyo xubno ka tirsan golleyaasha dalka iyo shicib weynaha reer Somaliland ee ku nool Britain.  
3 days, 12 hours ago
105
views
Qurbe Joog ─ Holland May 19,2013(SDN)-Xafladii May 18 e dalka Holland oo lagu kala dhaqaaqay ka dib kolkii Jaaliyada Soomaaliya ee dalkaasi ay khas ka dhex abuureen madashii xaflada.    
2 days, 19 hours ago
80
views
Oodweyne News ─ London(OWN) Waxaan halkan idiinku soo gudbinaynaa xaflad aad u balaadhan oo lau dabaal degayey xuska 18 may 2013, xafladan oo ay ka soo qayb galeen wefti balaadhan o uu hogaaminayao madaxweyne kux-geenka somaliland iyo dadweyne ka kala yimi guud ahaan UK iyo goboladeeda, sawiradan waa qaybtii hore ee daawasho wacan.     Oodweynenews.com/London  
3 days, 2 hours ago
73
views
Somali Memo ─ Boqolaal qof oo mucaaradsan maamulka Axmed Madoobe madaxda ka yahay ee kismaayo looga dhawaaqay ayaa maanta isugusoo baxay qeybo katirsan magaaladaasi. Dibad baxyo ballaaran oo sida muuqata ay soo abaabuleen taageerayaasha Barre Hiiraale ayaa maanta duhurkii hareeyay qeybo badan oo magaalada katirsan. Dadka iskusoo baxay ayaa ku qeylinayay erayo ka dhan ah Axmed Madoobe,Kenya iyo IGAD, “Dooni meyno dagaal ooge Axmed Madoobe,Kenya hanaga baxo dowladnimo iyo maamul cadaalad ah ayaan ...
3 days, 5 hours ago
57
views
Puntlandi ─ Muqdisho–17 May,2013–PI– Howlwadeenada dhinaca Dublamaasiyada ee Puntlandi ayaa soo helay qorshii ugu dambeeyey ee ay Dowlada Federaalka ah kula dagaalamayso dhismaha Jubaland,iyadoo qorshayaashii hore badankooda ay ku guul dareysteen, qorshahaan cusub ee ay wado Dowlada Federaalka ah ayaa noqonaya Xabadii ugu dambeysey ee ay kula dagaalamayaan ama ay isugu dayayaan iney burburiyaan Dowlada Jubaland. Guddigii toboneeyaha ahaa ee uu soo magacaabay Raysal Wasaare Saacid iyo Bare Hiiraale oo loo qorsheeyey ...
4 days, 22 hours ago
47
views
Waajid ─ WAAJIDPRESS – 19 May 2013: Caabudwaaq - Maamuladda Degmada Caabudwaaq ee gobolka galgaduud ayaa la sheegayaa inay saacadihii la soo dhaafay wadeen qorshe ka dhan ah masuuliyiinta maamulka Khaatumo state ee soomaaliya ee inta badan adeegsada duulimaadyadda ka duula Magaalada Caabudwaaq isla markaasna u kicitima magaalada muqdisho iyo degaanada kale. Wararka WAAJIDPRESS ka helayso magaalada caabudwaaq ayaa sheegaya in Masuuliyiinta degmada Caabudwaaq iyo maamulka PUNTLAND sheegeen inaysan Masuuliiyiinta maamulka Khaatumo ...
3 days, 3 hours ago
45
views
Waajid ─ WAAJIDPRESS – 15 MAY 2013: Shir weyn oo maanta ka dhacay magaalada Kismaayo oo ay isugu imaadeen shanta qabiil ee kala ah: 1. Hawiye (Sheekhaal, Gaaljecel, Coormale, Ajuraan) 2. Digil iyo Mirifle (Dabarre, Macalin Weyne, Garre, “TUNNI AMA BAAJUU – hadba sidaa u taqaan ileen waa hal qabiil e” iyo Hubeer) 3. Dir (Biimaal, Madaluug, Daagsan, Fiqi Muxumad, Surre) 4. Daarood (Sade, Leelkase, Dhulbahante) 5. Jareer/Mushunguli waxaa madaxwayne loogu doortay ...
6 days, 15 hours ago
44
views
Qurbe Joog ─ Hargeysa May 18,2013(SDN)-Waxa haatan si toos ah u socda debaaldegii xuska sanad guuradii 22aad ee ka soo wareegtay dibu la soo noqoshadii xornimada Somalialand. Live Video streaming by Ustream  
4 days, 13 hours ago
42
views
Waajid ─ WAAJIDPRESS – 17 MAY 2013: Qiyaasta qoraalka- + 15.05.2013 Wararka ka imanaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya ay maanta baarlamaanka horgeeyeen mooshin ka dhan ah xukuumadda RW Saacid. Mooshinka ayay xildhibaannadan ku sheegeen in xukuumaddu ay fashilantay oo guuldareystay, baarlamaankana ay weydiisato kalsooni. Xildhibaan Cabdirashiid Maxamed Xiddig oo ka mid ah mudaneyaasha gadh-wadeenka ka ah Mooshinkan ayaa VOA uga waramay mooshinka ay horkeeneen baarlamaanka. Wareysiga ...
5 days, 18 hours ago
42
views
Star Fm ─ Wararka ka imaanaya Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegay goordhow inuu gaaray Hotel Cascaseey ee Magaalada Kismaayo Coll Barre Hiiraale oo kamid ah Madaxwaynayaasha Maamulka Jubbaland. Waftigii ka socday IGAD yaa waxaa ay la kulmeen ka hor intii aysan Barre kulanka la qaadan Masuuliyiintii dowladda Soomaaliya u magacowday gobolada Jubbooyinka, kuwaasoo iskugu jiray Xildhibaano iyo Wasiiro. Lama oga waxyaabaha ay ka wada hadlayaan Waftiga IGAD iyo Coll ...
3 days, 11 hours ago
41
views
WidhWidh ─ Madaxweynaha la doortey ee maamulka Jubaland Axmed Maxamed Islan ayaa ku eedeeyey Dowladda federaalka ah ee Soomaaliya in ay qaskwaddo deegaanada Jubaland. Waxuuna hadalkaas ka yidhi bbc caawa isaga oo waraysigii ugu horeeyay siiyay. Axmed Madoobe ayaan ahayn nin siyaasada soomaliya aan u bislayn, waxuuna isla caawa ku dhacay daminkii uu maleegay Maamulka Faroole ee Puntland. Halkan Ka Dhagayso
6 days, 23 hours ago
41
views
Oodweyne News
2 days, 21 hours ago
41
views
Puntlandi ─ Halkaan hoose ka daawo sawirka uu farshaxanka Amin Arts ku muujiyay qaabka uu Col. Barre Hiraale uu isugu magacaabay Madaxweynaha Jubbaland isagoon haysan kalsoonida iyo taagerada shacabweynaha Jubboyinka iyo Gedo. Puntlandi
4 days, 23 hours ago
40
views
Puntlandi ─ Kismaayo –17 May,2013–Pi– Diyaarad hada taagan Garoonka diyaaradaha Kismaayo ayaa waxay Muqdisho u qaadeysaa Wafdi maalmahaan magaalada ku suganaa oo Raysal Wasaare Saacid usoo direy Kismaayo, Waxay kaloo diyaaradu qaadeysaa Bare Hiiraale iyo Rag uu kamid yahay Maxamed Amiin, Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya Ragaan Muqdisho ku laabanaya. Sida ay Wararka ku heleen Puntlandi Ciidamada amaanka ee Dowlada Jubaland ayaa amar ku bixisey in Muqdisho lagu celiyo Masuuliyiintaan dhamaantood, ...
5 days, 12 hours ago
40
views
Waajid ─ WAAJIDPRESS – 17 May 2013: Kismaayo : Wararka naga soo gaaraya caawa magaalada Kismaayo ayaa waxa ay sheegayaan in caawa fiidki Ayaan Xirsi ay ugu hambalyeeysay qadka telefoonka Axmed Madoobe iyo Gen. Fartaag. Warkan ayaa intaasi waxa uu ku darayaa in caawa fiidki ay Ayaan Xirsi kula hadashay qadka telefoonka Mudane Axmed Madoobe iyo Gen. Fartaag iyadoo u sheegtay in ay si aad ah ulla dhacday soo bixitaankooda. Goobjooge ku ...
4 days, 17 hours ago
40
views
Harowo ─ Muqdisho ()Waxaa caawa ku hoyanaya magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka Jubbada Hoose wafdi ka socda Maraykanka iyo Midowga Yurub, kuwaasoo maanta halkaas gaaray. Wafdiga ayaa la sheegay in markii ay ka dageen garoonka Kismaayo, waxa ay halkaas kulamo kula yeesheen madaxda maamulka Jubbland gaar ahaan madaxweyne ku-xigeenka maamulkaasi, Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag. Sidoo kale waxa ay galabta la kulmeen Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) oo madaxweynaha maamulka Jubbland, laakin wax ...
1 day, 1 hour ago
40
views
Waajid ─ WAAJIDPRESS -20 May 2013; Magaalada Muqdisho dhawaan Waxaa ka dhacay Kulan ay isugu Yimaadeen dhamaan Beelaha Ku Badan Muqdisho waxaana gaba gabadii Shirka eedayn loo jeediyay madaxwaynihii hore ee Soomaaliya Mudane C/qaasim Salaad Xasan. Kulankaas ayaa sida Warbixin la soo Saaray Lagu sheegay Waxaa Garwadeen ka ahaa Madaxweynihii Hore ee Somaliya Dr A/qasim Salaad Xasan. RIIX HALKAN SI AAD U DHAGAYSATO Eeda C/Qaasim
2 days, 15 hours ago
39
views
Puntlandi ─ Kismaayo– 15 May,2013-Pi— Sida ay warar dublamaasiyadeed ku heleen Howlwadeenada Puntlandi ayaa Madaxweynaha hada la doortey ee Dowlada Jubaland Axmed Maxamed (Axmed Madoobe) wuxuu goor dhaweyd amar kusoo saarey in lasii kordhiyo xayiraada isgaarsiinta Kismaayo ilaa beri subax 10 subaxnimo, wixii saacada loo gaarana uu amar kale kasoo saari doono, wuxuu kaloo Madaxweynuhu amar ku bixiyey in Gabi ahaan Kismaayo Xirantahay ilaa waabariga subixii(Khamiista 16 May). Dhinaca kale wararka aan ...
6 days, 22 hours ago
38
views
Puntlandi ─ Abwaanada soomaaliyeed ee caanka ah Xaliimo soofe ayaa Buraanbur taageero ah u tirisey Madaxweynaha cusub ee Jubaland iyo guud ahaan shacab waynaha Jubaland, Abwaanadu waxay Buraanburka ugu hambalyeynaysaa Madaxweyne Axmed Madoobo doorashada la doortey, waxayna kula dardaarmeysaa inuu noqdo kii lagu nasto. Hoos ka daawo Buranburka
5 days, 10 hours ago
38
views
Somali Swiss ─ Yusuf Garabey
1 day, 19 hours ago
35
views
Horufadhi ─ Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta ka qayb galay Munaasibad balaaran oo lagu furayay Mashaariic ay dowladda Turkigu ka fulisay Magaalada Muqdisho, Ayaa intaa kadib ka hadlay arimo kala duwan waxa uuna ugu horayn madaxweynuhu ka hadalay arimha Jubbooyinka Sidoo Kale Waxaa uu kahadlay arimaha gobolada waqooyi Galbeed ee la baxay Soomaaliland ayaa sheegay in la [...]
4 days, 2 hours ago
35
views
Waajid ─ WAAJIDPRESS – 18 May 2013: Ilaa 158 kamid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya, ayaa waxaa maanta laga horjoogsaday kulan ay ku lahaayeen Hotel City Palace ee Magaalada Muqdisho. Xildhibaanadaan ayaa waxay kulan iyo qadaba ay ku lahaayeen Hotel City Palace, iyadoo kulankaan uu qeyb ka yahay kulamo, ay maalmihii ugu dambeysay ku qaadanayeen Hoteelada ku yaala Magaalada Muqdisho. Ciidamada Nabad Suggida ayaa waxay u taggeen Maamulka Hotel City Palace, waxayna kaga ...
4 days, 1 hour ago
34
views
Waajid ─ WAAJIDPRESS – 20 May 2013: Ra’iisal Wasaare Saacid markan fadhiga ayuu ka kacay waxaa uu bilaabay inuu Siyaasadda gudaha iska soo dhiso, waxaa uu kulamo Siyaasadeed la leeyahay waxgarad reer Muqdisho ah, xubno ka tirsan Baarlamaanka iyo Wasiiro. Muranka u dhaxeeya Madaxweynaha iyo Ra’iisal Wasaaraha ayaa soo shaaci bixi doona maalmaha soo socda marka Ra’iisal wasaaraha gacanta u geliyo Ganacsato isaga ku xiran mashruuc dib loogu dhisayo Garoonka Diyaaradaha Muqdisho. ...
2 days, 14 hours ago
34
views
Qurbe Joog
3 days, 4 hours ago
34
views
Nuxur ─ Waxaa Bari lagu wadaa in kulan ay yeeshaan baarlamaanka Soomaaliya, waxaana ka soo baxaya kulankaas Warar kala duwan. Kulankaan oo ah mid la dhowrayo ayaa waxaa ka soo baxaya Warar kala duwan, Xildhibaanada baaralamaanka ayaa sheegay in mooshinkaan uu Gadaal ka Riixayo Gudoomiyihii hore ee baarlamaanka Soomaaliya shariif Xasan sheikh aadan oo ka garab haysta Madaxweynaha Puntland C/raxmaan faroole. Wararka qaar ayaa sheegaya in shariif Xasan sheikh aadan uu haystay ...
1 day, 1 hour ago
33
views
Puntland News 24 ─ Madaxwaynaha dowladda faderaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa markii ugu horaysay si cad uga hadlay [...]
3 days, 23 hours ago
32
views
VOA Somali ─ Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sh. Maxamuud oo ka hadlayey furitaanka goob waxbarasho oo ku taalla Muqdisho, ayaa si gaar ah u taabtey xaaladaha ka taagan Somaliland, gobollada Jubbooyinka iyo arrimo kale.
4 days, 1 hour ago
32
views
Waajid ─ WAAJIDPRESS – 20 May 2013: Kulan ay xalay ku yeesheen Hotelka Kuwait ee magaalada Muqdisho Xildhibaanadii xaq doonka ahaa aya waxaa la isla meel dhigey sida laga yeelayo go’aanka iyo soo jeedinta balanqaadyada uu soo jeediyey madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa wuxuu u balan qaadey Digil iyo Mirifle in talaabada koowaad uu dhaqsi umagacaabayo xilalka kala ah. 1-Taliye Kuxigeenka Ciidanka Nabad Sugida Soomaaliyeed 2-Taliye Xigeenka Ciidanka ...
2 days, 8 hours ago
31
views
Waajid ─ WAAJIDPRESS – 17 MAY 2013:
5 days, 18 hours ago
31
views
Puntland News 24 ─ Arbaco, May 22, 2013 (SI) Sida la ogyahay, dhismaha Maamul Gobolleedka Jubbaland ayaa lagu dhisay [...]
3 hours, 53 minutes ago
31
views
Somali Memo ─ Boqolaal qof ayaa isugusoo baxay fagaare ku yaal degmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan waxayna daawanayeen xukun qisaas ah oo lagu fulinayay Nin gacan ku dhiigle ah. Wararka ka imaanaya magaalada Jalalaqsi ayaa sheegaya in maxkamadda wilaayada Islaamiga Hiiraan ay xukun qisaas ah ku fulisay Mahad Xaaraa Waasuge oo 39 sana jir ah kadib markii bishan gudaheeda Jalalaqsi ku dilay Bashiir Maxamed Siyaad. Xaafadda Badar ee magaalada Jalalaqsi ayuu xukunkan ka ...
6 days, 9 hours ago
31
views
Nuxur ─ Waxaa goor dhawayd shir u socday wafdigii ka socday IGAD oo gaarayay 14-ka oo maalmo ka hor Muqdisho iyo Kismaayo uu ku soo idlaaday Hotel Laico ee ku yaala magaalada Nairobi. Shirkaan oo uu shir Gudoominayo Eng. Maxbuubu Macalim oo ah xoogyaha guud ee urur goboleedka IGAD ayaa waxaa la sheegay in lagu lafa gurayo waxyaabihii ka soo baxay shirkaas. Shirkaan ayaa looga hadlayaa Qodobada lagu wado in lagu soo ...
2 days, 1 hour ago
30
views
Qurbe Joog ─ London May 19,2013(SDN)-Waxa Maanta oo Taariikhdu tahay 18/5/2013 oo loo dabaal degaayey 22 Guuradii ka soo wareegtey Gooni-isu taaga Qadiyada Qaranka Somaliland Xaflada ah Dabaal-deg balaadhan oo Ilyartu is-qabatey loogu qabtey Garoon ka mid ah Garoomada Waa-weyn ee kubada Cagta lagu ciyaaro oo ku-yaala Waqooyiga magaalada London. Waxaa Fagaaraha Xaflada Kudbad Qiiro iyo Qiimo leh ka soo Jeediyey Musharaxa Xisbiga Daryeelka iyo Caalada ee UCID aqoonyahay Mudane Jamaal Ali.Hussein Waxaa ...
3 days, 13 hours ago
30
views
Qurbe Joog ─ Adis Abab May 18,2013(SDN)-Xafladii lagu weyneynayay sanad guuradii 22aad ee ka soo wareegtay dib ula soo noqashadii madaxbanaanida Somaliland ee dalka Itoobiya ayaa waxa gacata isku saaray Jaaliyadaha Somaliland iyo Soomaaliya ee kuwada nool dalkaasi. Xaflada oo ka dhacday xaafada Bole ee ku taal magaalada Adis ayaa waxa dagaal koobani uu ku dhexmaray Jaaliyada reer Somaliland oo u dabaaldegeysay munaasibada May 18 iyo jaaliyada reer Soomaaliya oo goobta is keenay. ...
3 days, 11 hours ago
30
views
Marka Cadey Net ─ Waxaa maanta Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose lagu soo doortay Madaxweynihii seddexaad ee ka hawlgala Deegaanada Gobolada Jubbooyinka iyo Gedo. Cumar Buraale Axmed oo horey uga mid ahaan jiray Xildhibaanada Baarlamaankii Kmg, ayaa waxaa maanta loo doortay in uu noqdo Madaxweynaha Maamulka Waamo State. Waamo State waa Maamul cusub oo loo igmaday inuu [...]
6 days, 9 hours ago
29
views
Somalitalk ─ Xildhibaan Cali Khaliif Galeyr “Is Hortaagaas waxay Dhaawaceysaa Hanaankii Qaranka Soomaaliyeed “ Xildhibaan kale ayaa yiri “Haddii Xildhibaanada Danta Ummada Soomaaliyeed ka shaqeynayaan Maanta Qaddo ma Cuneyn.” Markii Saacadu ahayd 12:30 Duhurnimo ayaa waxaan u Dhaqaaqney aniga iyo Koox Wariyayaal ah Hotelka City Palace halkaas oo ay ka dhaceysey Kulan Qaddo ah oo ay isugu Imaanayeen Qaar ka mid ah Xildhibaanada Baarlanaamka kuwaas oo ahaa Xildhibaanadii Mooshinka ka keeney Xukuumadda ...
4 days, 5 hours ago
29
views
Waajid ─ WAAJIDPRESS – 17 May 2013: Degmada Afmidow ee Gobolka Jubada Hoose ayaa manta gelinkii dambe waxaa mar kale loogu dhawaaqey Madaxweynihii 5aad ee Jubbooyinka oo sheegey in si cadaalad ah oo nadiif ah asaga halkaasi loogu doortey. Dr.Idriss Cabdi Dhaqtar (OO ka soo jeeda HUBEER – DIGIL IYO MIRIFLE) oo Ah Aqoonyahan Soomaaliyeed , qof jaamici ah oo horey ula soo shaqeeyey UN_ka hay’adihiisa kala duwan , ayaa waxaa manta ...
4 days, 22 hours ago
29
views
Horufadhi ─ Wada hadalo adag oo ku saabsan xaalada deeganada Jubballand ayaa ka dhacay Muqdisho, kuwaasoo u dhexeeyey ra’iisal wasaare Abdi Faarax SHirdoon iyo xubno ka socda urur weynah IGAD oo ay ku bahaysan yihiin dalalka mandaqada Geeska Afrika. HALKAN KA DAAWO. Horufadhi.com@gmail.com
5 days, 1 hour ago
29
views
WidhWidh ─ Wadamada Kenya iyo Itoobiya oo ayagu gacanta ugu weyn ka gaystay dhismaha Maamulka Jubbaland State, ayaa waxa ay markii ugu horaysay isku khilaafeen cida uu dhankeeda ka imaanayo Wasaarada ugu muhiimsan ee fulinaysa Ujeedada dhidibada loogu taagay Maamul Goboleedka Jubbaland. Haddii aan in yar horudhac idinka siiyo Sababaha Maamul Goboleedka Jubbaland lo sameeyay, ayaa waxaay tahay Dowladaha IGAD oo ayagu khasaaroyin badan ay ka so gartay Argagixisada Somalia saldhiga ka ...
3 days, 10 hours ago
28
views
Waajid ─ Waxaan Idin Soo Gudbineynaa Moshinkii Laga Geeyey Xukuumada Saacid Oo Dhameystiran.
5 days, 18 hours ago
28
views
Puntland News 24 ─ Source Raadraac Qoraal ka soo Baxay Qaramada Midoobe ayaa ahaa Ashtako ay ku sharaxeen Saraakiil [...]
1 day, 18 hours ago
28
views
Oodweyne News ─ Sheekh(OWN)-Dabaal dega xuska 18ka May ayaa maanta si layaab leh oo tariikhda gashay looga xusay Degmada Sheekh Ee Gobolka Saaxil. Subaxnimadii hore ee saaka ayey dadwayaha iyo ardeyda kala duwan ee waxka barata magaalada Sheekh oo ay weheliyaan ciidama qalabka sida ee kala duwan, ay Socod ka Soo Bilaabeen Garoonka Diyaaradaha Ee Degmada Sheekh, Kuwaas oo Socod Gaardis ah ku soo Dhex Maray Laamiga Halbowlaha Ah Ee Dhexmara Degmada Sheekh. ...
4 days, 1 hour ago
28
views
Awdal Press ─ Awdalpress(Kismayo) 20 May, 13–Aslaamu caleykum dhamaan umada somaliyeed iyo saxafada xorta ah, anagoo ka mid ah beel weynta Madaluug Khaasataan Madaluuga daga qeybaha koonfurta somalia waxaan jecleysaney inaan umada somaliyeed meel kasta oo ey joogto usoo bandhigno goaanka aanu ka qaadaney degaanada aanu degno ee jubooyinka sida jubada hoose iyo jubada dhexe. markuunu mudo shireyney islana gorfeyney xaalada gobalada aanu degno, waxaanu goaansaney inaan udoorano Madaxweynaha gobadalada aanu degno Engineer ...
2 days, 8 hours ago
28
views
Puntlandi ─ Halkaan hoose riix si aad u daawatid: Puntlandi
6 days, 1 hour ago
27
views
Waajid ─ WAAJIDPRESS – 21 May 2013: Dhangad ayaa sheegay in an lo adkaysan karin Waxyaabaha ay ku Hadlayaan Maxamed Amiin iyo Bare Hiraale waxaa unaa sheegay in Nimankaas ay Yihiin Dhuni qatayaal Dhangad ayaa sido kale sheegay In aysan mesha kajirin Habayarate Wax dowlad ah isagoo sheegay ay arimo gaar ah kadamacsantahy Kismaayo Dhinaca kale Waxa u weraar afka ah uu ku qaaday Odayaasha dhaqanka Beelaha Hawiye isagoo sheegay in inta ...
1 day, 7 hours ago
27
views
Horufadhi ─ Pro Cali Khaliif Galeyr oo oo kamidah Siyaasiyiinta ugu culculus Siyaasada soomaaliya islamarkaana imika kamidah Baarlamaanka Soomalaiya xukuumada hadda jirta ayaa xalay Waraysi kusaabsan mooshinka Lagu tuuray Saacid iyo xukuumadiisa. Somali Channel ayaa Waraysi Kaqaaday Balse Waraysigaas Cadho ayuu kusoo Af go’ay’ Wariyihii ayaa xataa sigtay….. HALKAN RIIX DAAWO MUUQAALKA
3 days, 7 hours ago
27
views
Oodweyne News ─ ADDIS ABABA(OWN)- Ra’isal wasaaraha dalka Ethiopia Hailemeriam Desalgne oo maanta ka hadlaayey baarlamaanka dalka Ethiopia ayaa khudbadiisii wuxuu ku soo hadal qaaday xidhiidhka Somaliland iyo Ethiopia oo uu ku tilmaamay mid aad u muhiim ah oo ay ka go’antahay inay dawladiisu xoojiso.   Ra’isal wasaaraha dalka Ethiopia wuxuu sheegay in Somaliland iyo Ethiopia ay iska kaashadaan dhinaca nabadgelyada, isla markaana labada dal ay ka shaqaynayaan sidii ganacsiga labada dal loo ...
4 days ago
27
views
Somali Memo ─ Mu’asasada Al-kata’ib ayaa soo saartay qeybtii 2-aad ee isdaar maqal iyo muuqaal ah oo ku saabsan dagaaladii malxamadda ahaa ee ciidanka muslimiinta Jubbada Hoose kula galeen cadawga Kenya ee dalka kusoo duulay. Muntadayaatka Jihaadiga ah ee caalamka islaamka lahadla ayaa lagu baahiyay Filimka maqalka iyo muuqaalka ah oo diiradda lagu saarayo dagaal ay bilo ka hor ciidanka muslimiintu ka galeen deegaanka Dhoobley ee xad beenaadka dhaca. {youtube}ebndIEUK8yA|500|500|{/youtube} Inta filimku socdo ...
3 days, 4 hours ago
27
views
Waajid ─ Xilibaan Cabdulaahi Yuusuf oo Kamid ah Gudiga Dowladda Soomaaliya ay u Dirtay Kismaayo ayaa Saadaal Media uga Waramay Kulamada ay la Qaaten Waxgaradka iyo Nabadoonada Kismaayo isagoo sheegay In ay Shalay inay Gareen Kismaayo. Xildhibaan Cabdulaahi Yuusuf (Alankeey) ayaa sheegay inay Kismaayo u yimadeen inay Nabadeeyaan Beelaha Walaalaha ee daga gobalada Jubbooyinka iyo Sida ay u xalin layeen Khilaafyada cusub ee kajira halkaas xiligan sida u sheegay Xilibaanku Waxa u ...
6 days ago