5
views
Waajid ─ WAAJIDPRESS – 24 May 2013:
18 minutes ago
5
views
Raxanreeb ─ Waxay ahayd dhakhtarad Maraykan ah oo dumarka iyo dhalmada ku takhasustay. Waxay tiri: haweeney muslin ah oo fool ah ayaa isbitaalka iigu timid. Dhalmada ka hor ayay xanuunsanaysey. Kolkii rawaxaadaydu soo dhawaatay ayaan u sheegay inaan shaqada ka baxayo oo uu foolin doono nin dhakhtar ah. Kolkaas ayay bilowday oohin iyo qaylo. Waxay lahayd ma doonayo nin!. Waxay tiri arrinteeda waan la yaabay. Ninkeeda ayaa ii sheegay in aan waligeed ...
18 minutes ago
1
views
Qurbe Joog ─ Arhus May 24,2013(SDN)-Waxa dalka Denmark si weyn loogu soo dhaweeyay Raiisul wasaarihii hore ee dalka Soomaaliya Dr Cabdiwali Cali Gaas, Raiisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya ayaa kulan ay soo baabuleen jaaliyada dalkaasi waxa uu ka jeediyay Khudbad uu uga waramay xaaladihii u danbeeyey ee dalka.  
18 minutes ago
2
views
Laacib Net ─ Wargeyska L’Equipe ee ka soo baxa Faransiiska ayaa qoraya in kooxda Monaco ay qorsheynayaan in ay si xooggan ay u galaan suuqa kala wareegga ciyaartooyda iyadoo ciyaartooyda u calaameysan uu soo galay gool hayaha kooxda Real Madrid ee Diego Lopez kaasi oo daaqada kala baxay Iker Casillas tan iyo markii uu u yimid Real Madrid. [...]
19 minutes ago
2
views
Laacib Net ─ Xiddiga kooxda Real Madrid ee Mesut Ozil ayaa booqday mid ka mid ah xafiisyada maamulka Real ee gudaha garoonka Santiago Bernabéu iyadoo isaga iyo aabihiis ay kulan la qaateen maamulaha guud ee kooxda Real Madrid ee Jose Angel Sanchez iyaga oo ka wada hadlayay in hishiis cusub la siiyo xilli midkiisa haatan uu dhamaanayo xagaaga [...]
19 minutes ago
2
views
Laacib Net ─ Manchester City ayaa seddex gool oo looga hormaray waxa ay afar gool ugu bedeshay Chelsea oo ciyaar saaxiibtinimo ay ku dhexmartay dalka Mareykanka. Kooxda City oo dhawaan iska ceyrisay tababare Roberto Mancini ayaana soo bandhigtay qeybtii hore ee ciyaarta saaxiibtinimo ciyaar qatar ah, iyagoo abuuray fursado aad u badan. Laakiin waxa ay is arkeen [...]
19 minutes ago
1
views
VOA Somali ─ Madaxweynaha Mareykanka Barack Obama ayaa Khudbad uu shalay jeediyay si weyn uga hadlay weerarada ay gesytaan dayuuradaha Droneska ee Mareykanka iyo xabsiga Guantanamo Bay
1 hour, 18 minutes ago
1
views
Raxanreeb ─ MURUGADA KA MUUQATA MARWOOYINKA SOOMAALIYEED ( QAADKA ) Abukar Awale (qad diid) abukar_aw@yahoo.co.uk Maajo 23 2013 Hooyo waan wada garankarnaa qiimaha ay u leedahay qof walba iyo qiimaha ay uleeyihiin ummadeena soomaaliyeed, hadii aan kubilaabo diinteena macaan aynu wada ognahay xaqa hooyadu leedahay , waatii nabigeenu CSWS uu yiri janadu waxay taalaa hooyo lugaheeda hoostooda. Dhaqan ahaan sabab weyn ayaa kadanbaysa marka la leeyahay dhulka hooyo, afka hooyo waxaa arintaas ...
1 hour, 19 minutes ago
3
views
Raxanreeb ─ Use Facebook to Comment on this Post
1 hour, 19 minutes ago
2
views
Laacib Net ─ Wargeyska El Mundo ee ka soo baxa Spain ayaa tilmaamaya in kooxda Liverpool ay u soo gudbiyeen kooxda schalke ee dalka Jarmalka aduun dhan 16-milyan oo gini iyaga oo ka doonaya daafaca Kyriakos Papadopoulos si uu ugu noqdo badelka Jamie Carragher kaasi oo ka fariistay ciyaaraha . Sida wargeyskaan uu qorayo Liverpool ayaa xariir la [...]
1 hour, 19 minutes ago
2
views
Harowo ─ Liibiya (Harowo)- Sida lawada ogsoon yahay muddooyinkii u dambeeyay wax aka jiray guud ahaa magaalada Borama Qulqulka dhalinyara u tahriibaysa wadamada reer yurub,dhalinyartan oo dhibaato adag u maraya dariiqadii ay ku gaadhi lahaayeen yurub ayaa inta aynan gaadhin wadamadaas waxay dhib kala kulmaan saxaraha u dhaxeeya sudan iyo Libya,nolosha dhalinyartani waxay sii adkaataa inta ay joogaan Libya. Dhalinyarta tahriibtaysa ee joogta Libya kana soo jeedda Gobolka Awdal ayaa waxa tiradoodu ...
1 hour, 20 minutes ago
3
views
Harowo
1 hour, 20 minutes ago
16
views
Waajid ─ WAAJIDPRESS -,24 May 2013: Iyadoo maalmihii ugu danbeeyay Magaalada Kismaayo looga dhawaaqayay Madaxwaynayaal farabadan oo mid walba sheeganayo inuu yahay Madaxwaynaha rasmiga ah ee Jubbaland ayaa hadana waxaa maanta Kismaayo looga dhawaaqay madaxwayne kale oo horleh. Gaashaanle Xasan Xaaji Maxamed ayaa sheegay in ay Beeshiisu u dooratay Madaxwaynaha Jubbaland isla markaana kulan balaaran oo maanta ka dhacay degmada Kismayo loogu doortay Madaxwaynaha Maamul goboleedka Jubbaland. Wuxuu sheegay goobta doorashadiisu ay ...
3 hours, 18 minutes ago
5
views
Wehel Media ─ (WMC) Wararka ka imaanaya Magaalada Bahar dhaar ee Xarunta Kilinka Amxaarida Dalka itoobiya ayaa sheegaya in nin hubaysan oo qudha ka jaray 13 ruux kadibna uu isku tuuray Wabiga Abaay sida wararka sheegayan . Ciidamada Booliiska ayaa gaaray goobta uu shilka ka dhacay waxana ku jira dadka la dilay asgari ka tirsan ciidama Booliiska Magaalada Bahar dhaar hayeeshee ninkaa dilka gaystay ayaa lugu soo waramayaa in uu ahaa nin madaxa ...
4 hours, 19 minutes ago
6
views
Wehel Media ─ (WMC) Afayeen u hadlay Kooxda Al Shabab ayaa beeniyay wararka sheegaya Ciidama ka tirsan alshabaabin lugu dilay deegaano ku yaala Xadka ay wadaagaan Soomaaliya iyo Itoobiya waxa uu sheegay afayeenkaa in dagaalkaa uu dhacay laakiin waxa uu sheegay in Kooxahii dagaalka soo qaaday ay jab ugu gaysteen . Afayeenkaa oo lugu magacaabo Cabdi Casiis Abuu muscab waxa uu sheegay in Ciidamada Mujaahidiinta sida uu hadlka u dhigay ay kala wareegeen ...
4 hours, 19 minutes ago
3
views
Wehel Media ─ (WMC) Gudoomiyaha Gobalka Banaadir ayaa ka digay in la dhibaateeyo Bulshada Gobalka banaadir waxa uuna sheegay in dhibaatada ugu xoogan ee dadku ka cawdaan ay tahay Kooxa Falal amaan daro ka wada Degmooyinka Gobalka Banaadir qayba ka mid ah kuwaas oo dhac dadka ku haya . Waxa uu sheegay Gudoomiyaha Gobalka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho in uu san Maamulkiisa u dul qaadan Doonin Falalka amaan daro ee Gobalka Ka ...
4 hours, 19 minutes ago
3
views
Wehel Media ─ (WMC) Maamulka Gobalak Nugaal ayaa soo dhawayay Xukun shalay Maxkamada Darajada koowaad ee Gobalka nugaal ku fulisay Kooxa eedaysanayaal ah oo lala xariirinayo in ay gacan ka gaysteen dilkii Sheekh C/Qaadir Nuur Faarax oo xili uu ku tukanayay salad casir lugu dilay Masjid ku yaala Magaalada Garowe. Gudoomiyaha Gobalka Nugaal Cabdi Xirse Qarjab oo saxaafada la hadlay Xalay ayaa sheegay in Xukunkaa Maxkamada uu ahaa mid muda laga war dhoorayay ...
4 hours, 19 minutes ago
3
views
Wehel Media ─ (WMC) Waxaa Magaalaada Adis Ababa kulan kula leh madax ka socota midowga Africa Madaxawyanaha soomaaaliya Xsaan sheekh Maxamuud kaa oo kulma la leh Hugaamiyaasha ka socda Dalalka Ugaandha iyo Dalka Buruundi . Kulamadaa oo ah kuwa hordhaca ayaa lugu soo waramayaa in ay dhinacyadaa halkaa ku kulmay ka wada hadleen Xaalada Dalka soomaaliya iyo taageerida Ciidamada Nabad ilaalinta Modowga Africa . Dalalka Ugaandha iyo Buruundi waa labadii dal ee Ciidamada ...
4 hours, 19 minutes ago
8
views
Oodweyne News ─ SWEDEN(OWN)- Rabshado gacan ka hadal wata ayaa ka dhacay dalka Sweden gaar ahaan magaalada caasimada ah ee Stockholm. Rabshadahan oo ay sameynayeen dhalinyaro gadoodsan ayay ku gubeen baabuur aad u badan & weliba iskuullo, dhalinyaradan oo dab & Batrool ku qabtay gawaadhigaa ayaa dhinaca kalle weerar u geystay ciidamada booliska oo goobtaa u tagay si,ay rabshadaha u joojiyaan, Rabshadahan oo ka bilaabmay Xaafadaha Husby ayaa ku fiday xaafado badan oo ...
4 hours, 19 minutes ago
6
views
Oodweyne News
4 hours, 19 minutes ago
21
views
Oodweyne News ─ Waxa la yidhi ” Baqal Fardo La Miratay In Ay Ka Mid Tahay Bay Is Moodaye”, waxa runta loo sheegay maanta duhurkii, oo si cad oo digniin adag leh, oo waaqici ah dhabta loo taab-siiyey, loona sharaxay inta ay awoodiisu tahay, xuduudaha aanu geli karin, kana hadli karin, ee uu socdo inta ay talaaba-diis tahay, oo aanu is moodin madax-weyne dawladeed oo siduu doono u socon kara, laakiin uu yahay ...
4 hours, 19 minutes ago
3
views
Oodweyne News ─ Ismaciil adan cismaan (ismaciil yare) qodobka ugu horeeyay ee uu ku duray doorashada ayay waxay ahayd 1- Cod bixintii fara-weyne Arinta fara-weyne markii uu ka hadlayay waxa uu yidhi “Hadaan tusaale idinku soo qaata fara-weyne oo ay lahaayeen cadaalad bay u dhacday way iska hadlayaan waa beentood” ninba meehsa bugtaa isagay belbeshaaye arintaas markii uu ku nuuxnuuxsaday waxa uu yidhi “Arintan wado bariis oo ah,sanduuqyo la codeeyay oo la yidhi ...
4 hours, 19 minutes ago
13
views
Horufadhi ─ Warqad ka baxday Xafiiska Wasiirka Arrimaha Dibadda Somalia, ayaa waxaa la gaarsiiyay Dowladda Ethiopia, taasoo ku saabsan Arrimaha Maamulka SNM Xog aan ka helnay Mid ka mid ah Shaqaalaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda Somalia, ayaa sheegaya in Wasaaradaasi ay Dowladda Ethiopia u dirtay Warqad ku saabsan inay jarto Xiriirka adag oo ay siineyso Maamulka SNM, iyadoona [...]
4 hours, 20 minutes ago
5
views
Waajid ─ Kismaayo – Waxaa sii kordhaya madaxweynayaasha looga dhawaaqayo magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka Jubbada Hoose. Maanta oo Khamiis ah waxaa halkaas looga dhawaaqay madaxweynihii lixaad, wuxuuna noqday Xasan Maxamed Cismaan oo loo yaqaano Xasan Xaaji. Munaasabad ka dhacday magaalada Kismaayo ayaa looga dhawaaqay madaxweynaha cusub ee Jubbland, waxaana meesha laga sheegay in uu Xasan Xaaji yahay madaxweynaha saxda ah ee ay lee yihiin dadka ku dhaqan gobalada Gedo iyo Jubbooyinka. ...
5 hours, 17 minutes ago
4
views
Qurbe Joog ─ Kasal May 23,2013(SDN)-Halkan ka daawo xafladii May 18,2013 ay dalka Jarmalka ku soo bandhigeen Jaaliyada reer Somaliland ee dalkaasi ku dhaqan.  
5 hours, 17 minutes ago
4
views
Oodweyne News ─ SPAIN(OWN)- Fanaanada Qaranka Sahra Axmed Maxamuud (Sahra Halgan) ayaa ka qeyb gashay bandhig faneed caalami ah oo lagu soo bandhigayey Hidaha & Dhaqanka, Bandhigan caalamiga ah oo uu abaabulo sanad walba dalka Spain gaar ahaan magaalada Murcia ayaa waxaa ka qeyb galay fanaaniin dowlado badan oo caalamka ka kala socday oo halkaa kusoo bandhigayey Heeso ka turjumaya hidaha & dhaqankooda, Hadaba fanaanada qaranka Somaliland ee Sahra Halgan ayaa ka qeyb ...
5 hours, 18 minutes ago
5
views
Oodweyne News ─ Waxaa Lagaga dhawaaqay maayar cusub xaafadda Southwark ee Magaalada London , maayarkan cusub ayaa lagu magacaabaa Abdul Mohamed waxaanuu kasoo jeedaa Somaliland, ee halkan hoose ka akhriso warbixintaas oo dhamaystiran. London Borough of Southwark announces its new mayor.   Cllr Abdul Mohamed was announced as the new Mayor of Southwark at Council Assembly last night. Cllr Mohamed was Deputy Mayor last year, and replaces outgoing Mayor Cllr Althea Smith. Cllr ...
5 hours, 18 minutes ago
7
views
Oodweyne News ─ Sawirka maanta ay idiin soo gudbinayso shabakada caalamiga ah ee Oodweynenews, wadanka Yeman Iyo Qaadka maxaa kala haysta, Ciyaalkiina Way bareen … SAWIRKA MAANTA EE SHABAKADA CAALAMIGA AH EE OODWEYNENEWS
5 hours, 18 minutes ago
10
views
Horufadhi ─ Madaxwayne ku xigeenka Maamulka Jubbaland State General C/laahi Sheekh Ismaaciil Fartaag oo Warbaahinta la hadlay ayaa ka hadlay arimo badan oo ku saabsan xaalada Kismaayo iyo Dowladda Federaalka diidmada ay ka muujisay Maamulka Jubbaland. Wuxuu sheegay Jen Fartaag Madaxwaynaha Jubbaland inuu yahay Sheekh Axmed Madoobe, isagoona xusay cid kale inaysan iska sheegan Karin, dhinaca kalana [...]
5 hours, 19 minutes ago
5
views
Horufadhi ─ Waxaa shalay gaaray deegaanka Taabta ee gobolka Jubbada Hoose Ciidamo ka socda dowlada Sierra Leone kuwaasoo qayb ka ah Ciidamadda AMISOM ee ka howlgala gobolka jubbooyinka. C/nuur C/laahi Maxamed Guddoomiyaha Taabta ayaa u sheegay Saadaal media deegaanka inay fariisin ka samaysteen Ciidamaddani, wuxuna xusay in ay wataan baabuurta gaashaaman ee dagaalka isla markaana ay ku [...]
5 hours, 19 minutes ago
3
views
Oodweyne News ─   The relationship between Somaliland Development Fund (SDF) and the GoSL and how the SDF is linked to GoSL budget cycle By Dr Hassan Jama Mohamed   The objective of the SDF is to provide an external development budget, for the Government of Somaliland (GoSL), aligned to and financing the programmes and projects of the 5 year National Development Plan, channelled through more predictable Core Budget funding modality in which ...
6 hours, 19 minutes ago
3
views
Oodweyne News ─ Melbourne, Australia- Anigoo ku hadlaaya magaca jaaliyada Somaliland ee ururka Somaliland Society of Australia iyo ururka ictiraaf raadinta iyo gargaarka caalamiga ah ee Somaliland-Australian Friendship Foundation. www.somalilandfoundation.com. waxa farxad weyn maanta noo ah in wasiir Xuseen Cabdi Ducaale. The Hon. Minister of Mining, Energy and Water Resources. In si heer sare ah loogu soo dhaweeyey magaalada Perth ee dalweynaha Australia. Halkaas oo uu ku soo gaadhay wasiirku, safar shaqo isla ...
6 hours, 19 minutes ago
3
views
Oodweyne News ─ dawladnimadu waa hab isugu jira wada shaqeyn iyo fahamka hanaanka maamul ee markaa lagu dhiibo,iyada oo marka qof masuul meel looga dhigo looga baahan yahay in uu yaqaano hanaanka shaqo ee hayada loo dhiibay isla markaana waa in uu yaqaano sida looga shaqeeyo madaxda dawlada ,inkasta oo uusan qofna ku soo dhalan isaga oo wax kasta yaqaana hadana soomaalidu waxay ku maah maah daa Hadalna La Kala Odhan Og Ilahayna ...
6 hours, 19 minutes ago
5
views
Oodweyne News ─ Waxan aad ugu bogaadinayaa Xaaji Cabdi Xuseen (Cabdi waraabe) hadalkii geesinnimada iyo xaqaba ahaa ee uu dhawaan kaga dhawaaqay magaalada Hargeisa,taariikhda Xaajigana waxa ka buuxa dhacdooyin badan oo ragannimadiisa caddaynaya, ina Buubaana intii Xaajigu yidhi waxba lagu dari maayo, laakiin Suldan/Maxamed Suldan Cabdilqaadir Suldan Cabdillaahi Suldan Diiriye Suldan Guuleed oo ku fadhiya kursi Somaliland ku qaali ah waxan kula talin lahaa inu u ekaado sida kursiga uu ku fadhiyaa yahay ...
6 hours, 19 minutes ago
3
views
Oodweyne News ─ Hambalyo Hambalyo Abdikadir ahmed nuur ( Abdikadir Haldor) iyo marwadiisa Gudoon Ahmed Sheikh cali oo maanta meherkoodu ka dhacay magalada hargeisa waxaan leeyahay Barakalahu laka waa baraka calayka wa jamaca baynakum bil khayr.., Waxa Loo Ciyaar Tumi Dayaxiyo Cadceedoo Nuuurka Isku Celiyiyo Ubax Caynba Cayniyo Aroos Lagu Casuumee waxa Ka Dhigan Caynkaaas Lamaanihiinan is Calmadiyo Labadiinan is Caashaqaywaxa Idin soo Hanqariyey Hooyooyin Caaniyo aabayaal La Ciseeyiyo Dhamaan Cashiiradiina Calanka Idiin ...
6 hours, 19 minutes ago
11
views
Awdal Press ─ Awdalpress – Muqdisho – Urur goboleedka IGAD ayaa warbixin ay soo saareen maanta waxay ku sheegeen in dowladda Somalia looga dambeeyo dhismaha maamul goboleedyada dalka iyo hirgelinta habka federaalka ah ee dalka uu ku dhaqmayo, iyadoo la ixtiraamayo dastuurka Soomaaliya. Warbixintan oo ay saareen guddi ka kooban IGAD oo booqashooyin ku kala bixiyay Muqdisho iyo Kismaayo ayaa lagu sheegay in ururka IGAD uu diyaar u yahay inuu dowladda Soomaaliya kala ...
6 hours, 21 minutes ago
3
views
WidhWidh ─ Muqdisho, Maajo 23, 2013….. Shirkii golaha wasiirada Xukuumada Federaalka Soomaaliya ee joogtada ahaa oo uu shir gudoominayo Ra’iisul Wasaare Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid”, ayaa soo dhaweeyay go’aanka baarlamaanku uga noqday mooshinkii ka dhanka ahaa dawladda. Waxaa kaloo goluhu ka wada hadleen arrimaha federaalaynta dalka ee la xiriira Jubaland iyo wada xaajoodka Somaliland. Ra’iisal Wasaaraha ayaa saxaafada si toos ah ugala hadlay shacabka Soomaaliyeed kadib markuu dhamaaday shirkii golaha wasiirada. Kadib ...
7 hours, 19 minutes ago
9
views
Waajid ─ Madaxwaynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa galabta ka ambabaxay Magaalada Muqdisho, isagoo kusii jeeda Magaalada Addis Ababa ee xarunta dalkaasi Ethiopia. Waftiga Madaxwaynaha ayaa lagu wadaa inay ka qayb gali doonaan 50 guurada Aasaaskii Midowga Africa, oo maalinta bari ah ka dhici doonta Caasimada midowga Africa ee Addis Ababa. Taliyaha Madaxwaynaha ee dhinaca Saxaafadda Eng Yariisoow oo Garonka diyaaradaha ee Aadan Cadde kula hadlay Saxaafadda ayaa faah ...
7 hours, 19 minutes ago
3
views
Oodweyne News ─ Hooyo waan wada garankarnaa qiimaha ay u leedahay qof walba iyo qiimaha ay uleeyihiin ummadeena soomaaliyeed, hadii aan kubilaabo diinteena macaan aynu wada ognahay xaqa hooyadu leedahay , waatii nabigeenu CSWS uu yiri janadu waxay taalaa hooyo lugaheeda hoostooda. Dhaqan ahaan sabab weyn ayaa kadanbaysa marka la leeyahay dhulka hooyo, afka hooyo waxaa arintaas kujirta xigmad weyn oo looga danleeyahay inay hooyooyinku yihiin tiirka ugu weyn bulshada. Dhanka kale hadaan ...
7 hours, 19 minutes ago
3
views
Oodweyne News ─ waxaa 18-05-2013 ka dhacay magaalada umea xaflad aad loo soo agaasimay oo ay ka soo qaybgaleen jaaliyada reer sundsvall. xafladaas oo lagu xusayay sanad guuradii 22aad ee ka soo wareegtay markii somaliland xornimadeeda kala soo laabatay koonfur. waxaa ka soo qayb galay madax iyo dad wayne aad u tiro badan. waxaa halkaa hadalo kooban ka yidhi gudoomiyaha jaaliyada umea jaamac xuseen xandule iyo xaaskiisa marwo shugri ibraahim cilmi waxaa sidoo ...
7 hours, 19 minutes ago
5
views
10
views
Horufadhi ─ Caawa & Radiokhaatumo. Golaha wasiirada ee X-Shaikh oo isku raacay in J.Land la dumiyo, Ragii diley Sh. Farey oo dhawaan la Laynayo, Hub la siiyey dawladda Xamar, Banaanbaxyo_TEBBIN+Waraysiyo.   HALKAN KA DHAGAYSO WARKII OO XIISO BADAN. Waa isku soo dubaridkii iyo Tebbin Weriye Faadumo C/risaaq Cawed. Xarunta labaad ee Nairobi.
7 hours, 20 minutes ago
7
views
Awdal Press ─ Warkan nala daawo. Awdalpress.com
7 hours, 21 minutes ago
5
views
Oodweyne News
8 hours, 17 minutes ago
3
views
Raxanreeb ─   Muqdisho(RBC Radio) Taliyaha hogaanka Socdaalka iyo Jinsiyadaha dowladda Soomaaliya ayaa sheegay inuu diiwan galiyey ajaanibta dalka ku sugan taliyaha hogaanka iyo Socdaalka dowladda Soomaaliye Gen. C/llaahi Gaafow Maxamuud oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa shaaca ka qaaday in la diiwaan galiyey ajaanibta dalka ku sugan. Gen. Gaafow ayaa tilmaamay in la diiwaan galiyey 1345 oo ajaanib ah kuwaas oo sida uu sheegay iskugu jiray Diblamaasiyiin,Shaqaalaha hay’adaha Samafalka ...
9 hours, 19 minutes ago
3
views
Raxanreeb ─ _________________________ Cismaan Turaabi Use Facebook to Comment on this Post
9 hours, 19 minutes ago
8
views
Oodweyne News ─ Safiirka Faransiiska u qaabilsan Somaliland iyo Somalia oo fadhigiisu yahay dalka Kenya Ambassador Etiennce De Poncins oo shalay Socdaal ku yimid Somaliland ayaa kulan la yeeshay Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), kaas oo sheegay in dalkiisu uu meeqaam sare ku soo dhaweyn doono mar kasta oo Madaxweyne Siilaanyo Ajandihiisa ku darsado socdaal uu ku tago Paris. Waxaanu intaasi ku daray inay jiraan Dane Dhaqaale oo Shirkadaha Faransiisku ay ka ...
9 hours, 19 minutes ago
3
views
Oodweyne News ─ Burco(OWN)–Wasaaradda ciyaaraha Somaliland ayaa magaalada Burco ka dhex bilawday olole xasaradaysan oo khatar ku ah nabad-gelyada gobolkaasi oo ay iskaga horkeenayaan bahda Isboortiga gobolka Togdheer.   Ololahan oo ay masuuliyiinta Wasaaradda ciyaaraha gobolkaasi ay ku kala qaybiyeen kooxaha isboortiga gobolka Togdheer ayaa khilaaf horleh ka dhex kiciyay ciyaartoyga magaalada Burco ,kaasi oo laga cabsi qabo in uu magaaladaasi arimo nabad-gelyo daro ka dhex qarxiyo iyo guuldarooyin dhinaca ciyaaraha ah . ...
9 hours, 19 minutes ago
7
views
Ciyaaro ─ UEFA announced on Friday that the winners of the Europa League will be awarded a place in the Champions League from 2015. The move is designed to boost the profile of European football’s second-rate tournament which was won by Chelsea earlier this month. The Blues saw off the challenge from Benfica after Branislav Ivanovic headed home an injury-time winner to seal a 2-1 victory over the Portuguese side. Winners: Chelsea ...
9 hours, 20 minutes ago
5
views
Ciyaaro ─ Lionel Messi oo isagoo 13 sano jir ah ku soo biiray Barcelona, isla markaana 4 sano oo isku xigta ku guuleystay abaalmarinta adduunka FIFA ee Ballon d’Or laga soo bilaabo 2009 ayaa wuxuu ku rajo weynyahay inuu mar noloshiisa ka mid ah uu koobka adduunka la qaado xulkiisa Argentina. Barca wuxuu la qaaday 3 Champions League – 6 koob oo horyaalka La Liga ah. sanadkii tagay wuxuuu noqday ninkii ugu ...
9 hours, 20 minutes ago