137
views
Qurbe Joog ─ London May 19,2013(SDN)-Xafladii London ee sanad guuadii 22aad ee dib ula soo noqoshadii madax banaanida Somaliland ayaa aheyd mid ay ka qeybgaleen Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Md Cabdiraxmaan Seylici iyo xubno ka tirsan golleyaasha dalka iyo shicib weynaha reer Somaliland ee ku nool Britain.  
19 hours, 41 minutes ago
63
views
Somali Memo ─ Boqolaal qof oo mucaaradsan maamulka Axmed Madoobe madaxda ka yahay ee kismaayo looga dhawaaqay ayaa maanta isugusoo baxay qeybo katirsan magaaladaasi. Dibad baxyo ballaaran oo sida muuqata ay soo abaabuleen taageerayaasha Barre Hiiraale ayaa maanta duhurkii hareeyay qeybo badan oo magaalada katirsan. Dadka iskusoo baxay ayaa ku qeylinayay erayo ka dhan ah Axmed Madoobe,Kenya iyo IGAD, “Dooni meyno dagaal ooge Axmed Madoobe,Kenya hanaga baxo dowladnimo iyo maamul cadaalad ah ayaan ...
12 hours, 40 minutes ago
44
views
Waajid ─ WAAJIDPRESS – 19 May 2013: Caabudwaaq - Maamuladda Degmada Caabudwaaq ee gobolka galgaduud ayaa la sheegayaa inay saacadihii la soo dhaafay wadeen qorshe ka dhan ah masuuliyiinta maamulka Khaatumo state ee soomaaliya ee inta badan adeegsada duulimaadyadda ka duula Magaalada Caabudwaaq isla markaasna u kicitima magaalada muqdisho iyo degaanada kale. Wararka WAAJIDPRESS ka helayso magaalada caabudwaaq ayaa sheegaya in Masuuliyiinta degmada Caabudwaaq iyo maamulka PUNTLAND sheegeen inaysan Masuuliiyiinta maamulka Khaatumo ...
10 hours, 40 minutes ago
37
views
Star Fm ─ Wararka ka imaanaya Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegay goordhow inuu gaaray Hotel Cascaseey ee Magaalada Kismaayo Coll Barre Hiiraale oo kamid ah Madaxwaynayaasha Maamulka Jubbaland. Waftigii ka socday IGAD yaa waxaa ay la kulmeen ka hor intii aysan Barre kulanka la qaadan Masuuliyiintii dowladda Soomaaliya u magacowday gobolada Jubbooyinka, kuwaasoo iskugu jiray Xildhibaano iyo Wasiiro. Lama oga waxyaabaha ay ka wada hadlayaan Waftiga IGAD iyo Coll ...
18 hours, 40 minutes ago
31
views
Oodweyne News ─ London(OWN) Waxaan halkan idiinku soo gudbinaynaa xaflad aad u balaadhan oo lau dabaal degayey xuska 18 may 2013, xafladan oo ay ka soo qayb galeen wefti balaadhan o uu hogaaminayao madaxweyne kux-geenka somaliland iyo dadweyne ka kala yimi guud ahaan UK iyo goboladeeda, sawiradan waa qaybtii hore ee daawasho wacan.     Oodweynenews.com/London  
9 hours, 40 minutes ago
25
views
WidhWidh ─ Wadamada Kenya iyo Itoobiya oo ayagu gacanta ugu weyn ka gaystay dhismaha Maamulka Jubbaland State, ayaa waxa ay markii ugu horaysay isku khilaafeen cida uu dhankeeda ka imaanayo Wasaarada ugu muhiimsan ee fulinaysa Ujeedada dhidibada loogu taagay Maamul Goboleedka Jubbaland. Haddii aan in yar horudhac idinka siiyo Sababaha Maamul Goboleedka Jubbaland lo sameeyay, ayaa waxaay tahay Dowladaha IGAD oo ayagu khasaaroyin badan ay ka so gartay Argagixisada Somalia saldhiga ka ...
17 hours, 40 minutes ago
24
views
Somali Memo ─ Mu’asasada Al-kata’ib ayaa soo saartay qeybtii 2-aad ee isdaar maqal iyo muuqaal ah oo ku saabsan dagaaladii malxamadda ahaa ee ciidanka muslimiinta Jubbada Hoose kula galeen cadawga Kenya ee dalka kusoo duulay. Muntadayaatka Jihaadiga ah ee caalamka islaamka lahadla ayaa lagu baahiyay Filimka maqalka iyo muuqaalka ah oo diiradda lagu saarayo dagaal ay bilo ka hor ciidanka muslimiintu ka galeen deegaanka Dhoobley ee xad beenaadka dhaca. {youtube}ebndIEUK8yA|500|500|{/youtube} Inta filimku socdo ...
11 hours, 40 minutes ago
23
views
Qurbe Joog
11 hours, 41 minutes ago
23
views
Qurbe Joog ─ Adis Abab May 18,2013(SDN)-Xafladii lagu weyneynayay sanad guuradii 22aad ee ka soo wareegtay dib ula soo noqashadii madaxbanaanida Somaliland ee dalka Itoobiya ayaa waxa gacata isku saaray Jaaliyadaha Somaliland iyo Soomaaliya ee kuwada nool dalkaasi. Xaflada oo ka dhacday xaafada Bole ee ku taal magaalada Adis ayaa waxa dagaal koobani uu ku dhexmaray Jaaliyada reer Somaliland oo u dabaaldegeysay munaasibada May 18 iyo jaaliyada reer Soomaaliya oo goobta is keenay. ...
18 hours, 41 minutes ago
21
views
Horseed Media ─ Ugu yaraan labo qof ayaa ku dhaawacmatay rabshado ka dhacay gudaha xaflada oo ka dhaceysay goob lagu qabto xafladaha waaweyn oo ku taal magaalada The Hague. Ciidamada Booliiska oo boqolaal gaaraya ayaa xaflada soo gaaray kadib markii rabshado ka bilowday dhalinyaro xaflada dhexdeeda ku dagaalantay ay ka dhasheen dhaawacyo, waxaana goobta soo gaaray gaadiidka gurmadka caafimaadka ee Ambalance. Booliiska ayaa [...]
14 hours, 42 minutes ago
21
views
WidhWidh ─ Horgal Xaabsade:”Reer Laas Caanoodow, SNM waa diideen, Madaxweynihii Somalia waa adin diiday. Halkee aadasaan??? Shacabkii LaasCaanood oo Ku Jawaabay, Waxaanu aadanaa ”Khaatumo State of Somalia”. Halkan Ka Daawo Video
17 hours, 40 minutes ago
20
views
Bar Kulan ─ Wafdigii ka socday urur-goboleedka IGAD ee maalmihii la soo dhaafay ku sugnaa magaalada Kismaayo ayaa maanta huteel Cas-caseey ee magaalada Kismaayo kula kulmay guddigii xaqiiqo-raadinta ee dowladda Soomaaliya ay u dirtay magaalada. Waxay kaloo la kulmeen Kornayl Barre Aadan Shire (Barre Hiiraale) oo sheegtay inuu yahay madaxweynaha Jubbaland. Wafdiga IGAD ayaa la sheegay inuu uga [...]
15 hours, 42 minutes ago
18
views
Horufadhi ─ Pro Cali Khaliif Galeyr oo oo kamidah Siyaasiyiinta ugu culculus Siyaasada soomaaliya islamarkaana imika kamidah Baarlamaanka Soomalaiya xukuumada hadda jirta ayaa xalay Waraysi kusaabsan mooshinka Lagu tuuray Saacid iyo xukuumadiisa. Somali Channel ayaa Waraysi Kaqaaday Balse Waraysigaas Cadho ayuu kusoo Af go’ay’ Wariyihii ayaa xataa sigtay….. HALKAN RIIX DAAWO MUUQAALKA
14 hours, 42 minutes ago
18
views
Qurbe Joog ─ Muqdisho May 19 2013 (SDN)– Daawo Sawirrada Xarun Waxbarasho oo dowlada Turkigu ka hirgalisay Magaalada Muqdisho.   Xarun Waxbarasho Oo Turkiga Uu Ka Hirgeliyay Magaalada Muqdisho Awr Lagu Soo Bandhigay Xafladii Furintaanka Ee Xarunta Waxbarasho Barbaarta Gaashaaman Oo Fadhiya Afaafka Hore Xarunta Cusub Ee Waxbarasho Barbaarta Gaashaaman Oo Ciyaaraya Madaxweynaha Oo Lagu Soo Dhaweynayo Xarunta Cusub Ee Waxbarasho Turkiga Uu Ka Hirgeliyay Muqdisho Axmed Daaci Gudoomiyaha Degmada Wada Jir Oo ...
22 hours, 39 minutes ago
17
views
Qurbe Joog ─ London May 19,2013(SDN)-Waxa Maanta oo Taariikhdu tahay 18/5/2013 oo loo dabaal degaayey 22 Guuradii ka soo wareegtey Gooni-isu taaga Qadiyada Qaranka Somaliland Xaflada ah Dabaal-deg balaadhan oo Ilyartu is-qabatey loogu qabtey Garoon ka mid ah Garoomada Waa-weyn ee kubada Cagta lagu ciyaaro oo ku-yaala Waqooyiga magaalada London. Waxaa Fagaaraha Xaflada Kudbad Qiiro iyo Qiimo leh ka soo Jeediyey Musharaxa Xisbiga Daryeelka iyo Caalada ee UCID aqoonyahay Mudane Jamaal Ali.Hussein Waxaa ...
20 hours, 40 minutes ago
17
views
Galgala News ─ Waxaa Shalay magaalada Ceerigaabo Ee Maamulka USP Laga xusay maalinta Nadaafada Gobolada Sanaag Ee 18ka May,Waxaana fashil wayn kala Kulmay Meeshiyaadka Maamulka Siilaanyo Ee kusugan magaalada Ceerigaabo. Waxaana Gudaha Magaalada Ceerigaabo shalay laga dareemayay Jawi kacsan kadib Markii Maleeshiyaadka SNM Ay isku Dayeen Inay ka hotgaraan dadkan shacabka Ee maalinta nadaafada Xusayay magalaada ceerigaabo,Waxaana Jidadka Magaalada Lagu arkayay Gawaadhida dagaalka Oo ay Soodhoobeen Maleeshiyaadkaas. Ugu dambayntii maamulka Siilaanyo ayaa u ...
6 hours, 41 minutes ago
16
views
Harowo ─ Somalia way idin diiday, Somaliland-na idinkaa diidan Xageed u socotaan? Waxan u soconnaa…….
14 hours, 42 minutes ago
16
views
Awdal Press ─ Daawo: Xasan Sh Maxamuud oo ka hadlaya Somaliland iyo Jubaland…
6 hours, 43 minutes ago
16
views
Qurbe Joog ─ Caabudwaaq May 19,2013(SDN)-Maamulka Degmeda Caabudwaaq ayaa shaaciyay in aaney u oglaan doonin madaxda Khaatumo ee in dhawaalaba ka duulayay gegida duyuuradaha Cabudwaaq. Garoonka duyuuradaha Cabaduwaaq ayaa madaxda Khaatumo u ahaa mid muhiimad weyn u leh bacdamaa uu ahaa halka qura ee ay ka dhoofaan kana soo degaan. Goaanka masuuliyiinta Cabudwaaq ayaa salka ku haya cadaadis uga yimi dhanka maamul goboleedka Puntland. Ilaa iyo haatan madaxda Khaatumo kama aaney hada goaanka ...
5 hours, 41 minutes ago
16
views
WidhWidh ─ Waxaa Shalay magaalada Ceerigaabo Ee Maamulka Khaatumo Laga xusay maalinta Nadaafada Gobolada SSC Ee 18ka May,Waxaana fashil wayn kala Kulmay Meeshiyaadka SNM Ee kusugan magaalada Ceerigaabo. Waxaana Gudaha Magaalada Ceerigaabo shalay laga dareemayay Jawi kacsan kadib Markii Maleeshiyaadka SNM Ay isku Dayeen Inay ka hotgaraan dadkan shacabka Ee maalinta nadaafada Xusayay magalaada ceerigaabo,Waxaana Jidadka Magaalada Lagu arkayay Gawaadhida dagaalka Oo ay Soodhoobeen Maleeshiyaadkaas. Ugu dambayntii maamulka Siilaanyo ayaa u fashilmay ...
17 hours, 40 minutes ago
15
views
Badweyn ─ Number of View :143Dr Maxamed Cabdi oo ah dhaqtarka gabadhan gacanta ku haya ayaa soo jeediyey …In gabadhan loo gargaaro. waxaan booqanay Isbitaalka Madiina ee magaalada Muqdisho , qolka lixaad qeybta Recoveryga ee ugu dambaysa dhismaha cusub ee isbitaalka waqtigaas oo aan u kuurgalaynay xaalada gabadhan Soomaaliyeed oo laga dayrinayo, oo la xanuunsan xanuun mucjiso ah oo aan horey loogu arag qof Soomaali ah oo uu xanuunkaas horey ugu dhacay ...
19 hours, 43 minutes ago
15
views
Somali Midnimo ─ Bayaan kasoo baxay Mu’assasada Al-Kata’ib oo ah garabka warbaahineed ee Xarakada Al-Shabaab Al Mujahideen oo nuqul ka mid ah lasoo gaarsiiyay Shabakada wararka ee SomaliMeMo ayaa markii ugu horreysay looga hadlay qoraallo dhowr ah oo maalmihii lasoo dhaafay mareegaha qaarkood lagusoo daabacayay kuwaasi oo lagu sheegayay in Jihaadka Soomaaliya uu burbur halis ugu jiro sababo ku aadan dhibaatooyin ka taagan gudaha safka Mujaahidiinta. Bayaankan oo oo ku qoran Luqada Carabiga ...
16 hours, 39 minutes ago
14
views
Wehel Media ─ Waxaa Magaalada Amsterdam ee dalka Holland gaar ahaan Garoonka Kubada Cagta ee Bijlmer Sportpark lagu soo gaba-gabeeyay Cayaaraha Xagaagaha ee HIRDA AFT Summer Cup, kaasi oo ay sanadkaan ku tartamayeen illaa iyo 16-kooxood oo ka kala socday Magaalooyinka kala gedisan ee dalka Holland. Daawashada Cayaaraha Xagaaga ee HIRDA AFT 2013 ayaa sanadkaan waxaa Markii ugu horeeyay kasoo qeyb-galey, Mas’uuliyiin kala gedisan oo ay ka mid ahaayeen, Ra’iisul Wasaarhii hore ee ...
18 hours, 40 minutes ago
14
views
WidhWidh ─ Magaalada Kismaayo ee xarunta Jubbada hoose wararka ay shabakadda aarannews.com ka helayso ayaa waxay sheegayaan in magaalada Kismaayo laga dareemayo xaalad colaadeed iyo isku hub uruursi, sidoo kalena magaalada ay ka bilowdeen barakac xoogan oo ay sameynayaan dadka rayidka ah oo ka cabsi qaba in dushooda lagu dagaalamo, kuwaas oo si kmg ah u degaya banaanka magaalada Kismaayo oo ay is leeyihiin waad ku badbaadi kartaan. Xalay ayaa waxaa gudaha ...
17 hours, 40 minutes ago
13
views
Wehel Media ─ (WMC) Waxaa maanta howgal qaatay sedeed Sacadood lugu dilay Nin lala xariirinayo Falal argagaxisnimo kaa oo doonayay in uu qaraxyo ka fuliyo gudaha Dalka kenya waxana ciidamada Booliiska saakay ku dileen Magalada Narobi Ninkaan iyo Xaaskiisa ayaa lugu dilay howlgalkaa waxana ninkaa uu dhawac gaarsiiyay lix ka mid ah ciidamadii Booliiska ahaa ee howlgalkaa waday sida wararka ka imanaya Dalka kenya sheegayaan . Ninkaan ayaa waxaa la sheegay in Booliiska ...
15 hours, 40 minutes ago
13
views
Oodweyne News
13 hours, 40 minutes ago
13
views
Harowo
11 hours, 41 minutes ago
13
views
Puntlandi ─ Halkaan hoose riix si aad u daawatid: Puntlandi
11 hours, 41 minutes ago
13
views
Somalitalk ─ Talo bixin muhiim u ah jiritaanka Qaranimada iyo ilaalinta xuduudaha Jamhuuriyadda Soomaaliya By: Guddoomiyaha xisbi siyaasadeedka MIDNIMO Somali United party (SUP) Eng: Ali Hersi Karshe (Ali Kabayare) KU: MADAXWEYNAHA JAMHUURIYADDA SOOMAALIYA MUDANE XASSAN SH. MAXAMUUD
23 hours, 40 minutes ago
13
views
Qurbe Joog ─ Muqdisho May 19 2013 (SDN)– Dr Maxamed Cabdi oo ah dhaqtarka gabadhan gacanta ku haya oo soo jeediyey In gabadhan loo gargaaro. Maanta oo ay taariikhdu ku beegantahay 18 bisha Maay 2013 oo ah maalin sabti ah ayaan booqanay Isbitaalka Madiina ee magaalada Muqdisho , qolka lixaad qeybta Recoveryga ee ugu dambaysa dhismaha cusub ee isbitaalka waqtigaas oo aan u guurgalaynay xaalada gabadh Soomaaliyeed oo laga dayrinayo, uu oo la ...
22 hours, 39 minutes ago
13
views
Wehel Media ─ (WMC) Madaxwaynah Maamulka Jubaland Axmed Madoobe ayaa ka codsaday Uruur Gobaleedka IGAD in ay ka run sheegaan Xaqiida dhabtaa ee ka jirta Gobalada jubooyinka iyo wixii ay ku arkeen waxa uuna sheegay in IGAD ka dalabanayaan in maamulkooda ay tageeraan . Madaxwaynaha Maamulka jubaland ee dhawaan halkaa laga hirgaliyay ayaa sheegay in Maamulkaa uu ku yimid rabitaanka Dadka Jubooyinka islamarkaana uu yahay mid cid kasta fikirkeeda soo dhawaynaya balsa u ...
20 hours, 40 minutes ago
13
views
Puntlandi ─ Kismaayo 19 May, 2013– Pi– Waxaa wali Magaalada Kismaayo ku sugan wafdigii xaqiiqa raadiska ee IGAD kuwasoo maanta soo gabagabeynaya Socdaalkooda, waxay ka dib ku laabanayaan Adis ababa. Wafdiga IGAD waxay indhohooda ku arkeen Xaalada Magaalada iyo rabitaanka shacabka iyo waliba in wararka Villa Somalia yaal ineysan waxba ka jirin. Wafdiga IGAD waxaa maanta lagusoo wareejiyey oo ay lug ku mareen Magaalada gudeheeda. waxay la kulmeen Isimadii Rasmiga ahaa ee ...
17 hours, 41 minutes ago
12
views
Raxanreeb ─ Muqdisho(RBC Radio) Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo madaxweynaha maamulka Soomaaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa siyaabo kala duwan uga hadlay arinta la xiriirta midnimada Soomaaliya, Madaxweyne Xasan Sheekh Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan sheekh Maxamuud iyo madaxweynaha maamulka Soomaaliland ayaa siyaabo kala duwan uga hadlay arinyta la xiriirta midnimada Soomaaliya,madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay dadaal ugu jirto sidii ay u mideyn lahayd ummadda ...
20 hours, 40 minutes ago
12
views
Wehel Media ─ (WMC) Wararka ka imaanaya Magalada Kismaayo ee Xarunta Gobalka Jubada hoose ayaa sheegaya in shalay ilaa xalay ay halka ak socdeen kulma gooni gooni ah oo Wafdigii ka socday Uruur Gobaleedka IGAD uu la qadanayo qaybaha kala duwan ee Bulshada . Wafdigaa ayaa kulma la qaatay Maamulka gobalka Jubaland waxa ayna labada dhinac ka wada hadleen arimaha la xariira sidii aysan wax dagaalo ah aysan halkaa uga dhicin islamarkaana Maamulka ...
20 hours, 40 minutes ago
12
views
Balanbal ─ Muqdisho: Dr Maxamed Cabdi oo ah dhaqtarka gabadhan gacanta ku haya oo soo jeediyey In gabadhan loo gargaaro. Shalay oo ay taariikhdu ku beegantahay 18 bisha Maay 2013 oo ah maalin sabti ah ayaan booqanay Isbitaalka Madiina ee magaalada Muqdisho , qolka lixaad qeybta Recoveryga ee ugu dambaysa dhismaha cusub ee isbitaalka waqtigaas oo aan u guurgalaynay xaalada gabadh Soomaaliyeed oo laga dayrinayo, uu oo la xanuunsan xanuun mucjiso ah ...
18 hours, 42 minutes ago
11
views
Balanbal ─ Caabudwaaq: Dadka ku dhaqan magaalada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud ayaa dhigay dibad-bax weyn oo lagu taageerayo madaxweynenimada uu ku dhawaaqay Col. Barre Aadan Shire (Hiiraale). Hase yeeshee hadallada iyo khudbadaha laga jeediyey dibad-baxa waxaa ugu xiiso badnaa weerar xagga afka ah oo lagu qaadday madaxweynaha Puntland Cabdiraxmaan Faroole iyo siyaasiyiinta reer Puntland oo lagu eedeeyey in ay kala jeclaadeen labada madaxweyne ee ay Jubbaland yeelatay. Maamulka Khaatumo ayaa ka qeybgalayaasha ...
15 hours, 42 minutes ago
11
views
Somalitalk ─ Talaabadan duulimaadyada Hay’adaha QM looga mamnuucay garoomada Berbera iyo Hargeysa waa mid aan habooneyn sidaas darteed Dawladda Federaalka Soomaaliya waxey raali gelin ka bixineysaa talaabadaas ay qaadeen mas’uuliyiinta maamulka Somaliland maadaama talaabadaas ay tahay arin ka hor imaaneysa xeerka duulimaadyada caalamka (ICAO/IATA)
12 hours, 40 minutes ago
11
views
Harowo ─ Wadamada Kenya iyo Ito0biya oo ayagu gacanta ugu weyn ka gaystay dhismaha Maamulka Jubbaland State, ayaa waxa ay markii ugu horaysay isku khilaafeen cida uu dhankeeda ka imaanayo Wasaarada ugu muhiimsan ee fulinaysa Ujeedada dhidibada loogu taagay Maamul Goboleedka Jubbaland. Haddii aan in yar horudhac idinka siiyo Sababaha Maamul Goboleedka Jubbaland lo sameeyay, ayaa waxaay tahay Dowladaha IGAD oo ayagu khasaaroyin badan ay ka so gartay Argagixisada Somalia saldhiga ka ...
11 hours, 41 minutes ago
11
views
Puntlandi ─ Halkaan hoose riix si aad u daawatid: Puntlandi
10 hours, 41 minutes ago
11
views
Awdal Press ─ Awdalpress(Muqdisho0 19 May, 13–Dowladda federalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta sheegtay inay maamulka Somaliland kala hadlayso tallabadii ay ku mamnuucday duullimaadyadii Qaramada Midoobay ee garoomada Berbera iyo Hargaysa. Wasiirka warfaafinta, boostada, isgaarsiinta iyo gaadiidka ee xukuumadda federaal-ka, Cabdullaahi Ciil-mooge Xirsi ayaa sheegay in dowladda dhexe ay ka xuntahay xayiraada uu maamulka Somaliland ku soo rogay duullimaadyada Qaramada Midoobay, wuxuuna Qaramada Midoobay ka raalli-galiyay tallaabadaas. Wuxuu sheegay in xayiraadda maamulka Somaliland ...
9 hours, 42 minutes ago
11
views
Nuxur ─ Waxaa shalay Magaalooyinka iyo Degmooyinka maamulka Somaliland ka dhacay Banaanbaxyo ay ku soo dhawaynayaan Sanadguuradii 22 ee ka soo Wareegtay markii ay sheegeen in Soomaaliya ay ka baxeen. Banaanbaxayaasha ayaa ku Qeylinayay Erayo ay ka mid ahaayeen Somaliland waa Dowladoo way diiday Xamar, iyo anagu Diidnay Xamar. Marka aad tagto Magaalada Hargaysa ee Caasimadda Somaliland waxaa durba dhagahaagu maqlayaan Somaliland waa Dowladoo way diiday Xamar, taasi oo ah hal hays ...
9 hours, 40 minutes ago
11
views
Aaran News ─ Magaalada Kismaayo ayaa shalay waxaa gaaray Wafdi ka socday Urur Goboleedka IGAD oo shalay subax ka anbabaxay Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya.kuwaas oo u jeedadoodu aheyd inay la kulmaan dhinacyada uu muranku ka dhaxeeyo ee kuwada sugan magaalada kismaayo Wafdiga IGAD ee shalay tagay ayaa waxaa hogaaminayay Xoghayaha Guud ee IGAD Maxbuub Macalin,waxayna isla shalay kulamo kala duwan la yeesheen qaar ka mid dhinacyada is haya iyadoo kulankoodii ugu horeeyey ...
20 hours, 42 minutes ago
11
views
Oodweyne News ─ Waxaa la yidhi Onkodow dhac oo xeeshaa dhac waxa wax aad loola yaabo ah ama maxkaxda iyo caqliga saliimka ahi marnaba ina siin Karin in faysal cali waraabe oo ahaa masuul xisbi una tartamayey muddo dheer qaranka Somaliland codka shacabkana ku hungoobay markii shacabku arkeen siyaasadiisa aan fadhiyin ee guur guurka badan balse hawada hadalo qadaf ah u marain jiray Somalia hadana isla mar qudha la arkay isagii oo u ...
8 hours, 40 minutes ago
11
views
Horufadhi ─ Tanyo halgankii hubaysnaa ee ka jiray Gobolada Khaatumo Waxaa jiray dad Badan oo lafdhabar u ahaa ama hormuud u ahaa horu Marinta Iyo dhiirigalinta shacabka Khaatumo Waxaana Laga Xusikaraa oo Kow ka ah warbaahinta Khaatumo,oo ay ka mid yihiin , idaacado,Wabsetyo Iyo waliba mida Maqal iyo muuqaalka ah, oo ay shakhsiyaad dhalinyaro ah oo fir [...]
7 hours, 42 minutes ago
11
views
Raxanreeb ─ Sallaxlay(RBC):- Suldaanka guud ee Beelaha Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir, ayaa shaaca ka qaaday inaanay Somaliland wax kasta oo ay samayso iyo gooni-isu-taag kasta oo ay u durbaan-tunto ka maarmi karin midnimada Soomaaliyeed iyo inay qaadato nidaamka federaalka ah ee Soomaaliya ka socda. Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir waxa uu ka sheekeeyey taariikh dheer oo illaa xornimadii iyo midnimadii Soomaaliya uu kagaga sheekeeyey. Waxa kale oo uu ka sheekeeyey Xukuumadaha kala ...
5 hours, 41 minutes ago
10
views
Horufadhi ─ Tan iyo Markii Todobaadkaan gudihiisa Magaalada Kismaayo looga dhawaaqay Madaxwaynaha maamulka Jubbaland ayaa waxaa cabashooyin ay kasoo yeerayeen qaar kamid ah beelaha daga deeganada Jubbooyinka. RIIX HALKAN SI AAD U DHAGAYSATO Beesha Sheekhaal oo kamid ah Beelaha daga deeganadaasi ayaa sheegay shirka ka soconaya Kismaayo dadka gacanta ku haya inaysan ahayn kuwa u dhashay deegaanka, [...]
14 hours, 42 minutes ago
10
views
Somaliland Org ─ Hargeysa (Somaliland.Org)-Xarunta Madaxtooyada Jsl habeenimadii xalay waxaa lagu qabtay xaflad balaadhan oo lagu xusayey munaasabadda 18-ka may oo ku aaddan sanadguuradii 22-aad ee ka soo wareegtay markii ay Somaliland madaxbanaanideeda la soo noqotay sanadkii 1991-kii. Xafladda oo ay ka soo qayb galeen Mas’uuliyiinta ugu saraysa Qaranka sida Madaxweynaha JSL, Mudane Axmed Mxamed Maxamuud (Siilaanyo), Gudoomiyaha Golaha Guurtida Md Saleebaan Maxamuud aadan, Gudoomiyaha Golaha wakiilada Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi, Gudoomiyaha Maxkamadda ...
12 hours, 40 minutes ago
10
views
Oodweyne News ─ Waxaan halkan idiinku soo gudbinaynaa Dareenka Dadweynaha Magaalada Hargeysa Xuska 18 May iyo siday u dabaal-degeen , Iyo Dareenka Majaajilayste Boon Xirsi oo ugu horayn ka waramaya siduu u arko maalintan qiimaha badan, ee dhagaysi wacan.  
23 hours, 41 minutes ago
10
views
Raxanreeb ─   Muqdisho(RBC Radio) Dowladda Soomaaliya ayaa ka hadashay go’aankii uu maamulka Soomaaliland uga mamnuucay iney duullimaad ku sameeyaan garoomada ku yaalla deegaanada uu ka arimiyo maamulka Soomaaliland Diyaaradaha Qaramada Midoobe warsaxaaafadeed kasoo baxay wasiirka warfaafinta xukuumadda Soomaaliya C/laahi Ciil-mooge xirsi ayaa lagu sheegay in go’aankaasi uu ahaa mid aan habooneyn. Wasiirka yayaa sheegay in dowladda dhexe ee federaalka Soomaaliya ay ka xuntahay Xayiraada ay Soomaaliland kusoo rogtay duullimaadyada Qaramada Midoobe,wuxuuna ...
8 hours, 40 minutes ago
10
views
Horufadhi ─ qisadan waa qisadii lagu been abuurtay xaaskii nabiga[s,c ,w] ee caaish   halkan kadhagayso
20 hours, 41 minutes ago