1
views
Laacib Net ─ Madaxa kooxda Napoli ee horyaalka Talyaaniga Aurelio De Laurentiis ayaa si rasmi ah daboolka uga qaaday in ugu dambeyntii Rafael Benitez ay la gaareen hishiis uu kooxdaas ku tababarayo labo xilli ciyaareed oo soo socda . Magacaabista Rafael Benitez ayaa imaaneysa ka dib markii tababarihii Napoli Walter Mazzari uu dhawaan shaaciyay in uu ka tagayo [...]
1 hour, 3 minutes ago
1
views
Ciyaaro ─ Madaxweynaha UEFA Michel Platini ayaa digniin cad ku u diray kooxda Juventus taasoo uu ku eedeeyay in ay ka been sheegtay tirada horyaaladda ay qaaday , markii Juve ay si aan ganbasho laheyn u sheegtay in ay ku guuleysatay 31 horyaal laakiin sida UEFA iyo FIFA ay ku andacoonayaa tiradaasi wax ka jira ma jiraan . Juve ayaa 2 horyaal oo Serie A ah oo laga xayuubiyay markii ay ku ...
2 hours, 4 minutes ago
1
views
Laacib Net ─ Kooxda Monaco ee faransiiska ayaa dhameystirtay hishiiska ay la gaareen labada xiddig ee kooxda Fc Porto Joao Moutinho iyo James Rodriguez, iyadoo labada hishiis yihiin kuwii ugu horeeyay ee kooxdaas ee xilli ciyaareedka dambe ugu diyaar garoobayaan sida mulkiilaha kooxdaas uu sheegay . Boggooda Internet-ka ayay kooxdaan Monaco ku sheegeen in ay ku guuleysteen saxiixa [...]
3 hours, 2 minutes ago
10
views
Laacib Net ─ Labada kooxood ee Borussia Dortmund iyo Bayern Munich ayaa cagadhigtay London ka hor kulanka habeen danbe ee finalka Champions League ee Wembley ka dhacaya. Dortmund ayaa ku timid caasimada England qaab cajiib ah iyadoo caalamadooda soo marsaday diyaarada Turkish Airlines. Kooxda Bayern Munich ayaa garoonka London City Airport kaga degtay diyaarada Lufthansa, waxanaa lagu soo [...]
4 hours, 3 minutes ago
1
views
Laacib Net ─ Romelu Lukaku ayaa xaqiijiyay in uu soo dhaweynayo in uu u wareego kooxda Borussia Dortmund sida laga soo xigtay wargeyska El Mundo Deportivo ee Spain ka soo baxa . Laacibkaan haatan amaahda ugu ciyaara kooxda West Bromwich Albion kana tirsan kooxda Chelsea ayaa xiiseynaya in uu sameeyo tijaabo ah horyaalka Jarmalka . Laacibkaan Lukaku ee [...]
5 hours, 2 minutes ago
1
views
Laacib Net ─ Wargeyska Marca ayaa xaqiijinaya in Barcelona aysan sii xoojin doonin dalabkooda kooxda Santos ee ay ku doonayaan xiddiga kooxdaas ee Neymar , waxaana la tilmaamay in madaxa Barcelona Sandro Rosell uu amray madaxa ciyaaraha kooxdaas Raul Sanllehi in uu ka soo laabto Brazil oo uu si rasmi ah u xiro mowduuca Neymar . Barcelona ayaa [...]
5 hours, 2 minutes ago
3
views
Laacib Net ─ Sky Sport Italia ayaa sheeganeysa in Andrea Stramaccioni xalayto loo sheegay in laga ceyriyay Inter Milan ka dib xilli ciyaareed dhibaato leh. Agaasimaha farsamada Nerazzurri Marco Branca ayaa la fahamsan yahay inuu taleefan kula hadlay tababaraha xalayto isagoo u sheegay go’aanka kooxda. Stramaccioni, oo la shaqaaleysiiyay March 2012 ayaa qandaraaskiisa Stadio Giuseppe Meazza waxa uu [...]
6 hours, 3 minutes ago
2
views
Laacib Net ─ Manchester United ayaa ceyrisay tababare ku xigeenkii Ferguson Mike Phelan iyo tababaraha goolhayayaasha Eric Steele. Phelan ayaa bedelay Carlos Quieroz isagoo noqday tababare ku xigeenka Ferguson 2008dii, waxaana uu kooxda ka caawiyay inay qaado seddex Premier League, labo Capital One Cup iyo hal Club World Cup waqtigiisii uu ka mid ahaa shaqaalaha Old Trafford. 50 [...]
7 hours, 2 minutes ago
2
views
Laacib Net ─ Tababare Jose Mourinho ayaa sheegay inuu ku sii jeedo London oo ah halka laga doonayo. Tababaraha reer Portugal oo la xaqiijiyay bilowgii isbuucaan inuu ka tagayo Real Madrid dhamaadka xilli ciyaareedka ka dib markii ay sidaas isla afgarteen madaxda kooxda. Markii uu daawanayay wiilkiisa oo u ciyaarayay da’da yarta Canillas xalayto, 50 jirkaan ayaa ka [...]
8 hours, 3 minutes ago
4
views
Laacib Net ─ UEFA ayaa xaqiijisay maanta in kooxda ku guuleysata Europa League ay boos ka heli doonto Champions League wixii ka bilowda xilli ciyaareedka 2014-15. Waxaana arintaan loo nashqadeeyay in lagu kiciyo xamaasada koobka labaad ee Yurub ugu fiican kaasoo bilowgii bishaan ay ku guuleysatay Chelsea. Kooxo badan ayaa tartanka Europa League sida uu haatan yahay u [...]
9 hours, 3 minutes ago
5
views
Ciyaaro ─ Jose Mourinho has reportedly commented that he is leaving Real Madrid to go to London, “where I am wanted.” The Portuguese Coach was confirmed at the start of the week by President Florentino Perez as having agreed to leave the Santiago Bernabeu at the end of the season by mutual consent. When watching his son play at local side Canillas yesterday evening, the 50-year-old reportedly offered his first comment since. ...
9 hours, 4 minutes ago
5
views
Ciyaaro ─ LONDON (CIYAARO) – Ninka tababaraha u noqonaya Manchester City waxaa laga rabaa oo shuruud looga dhigay in mudo 5 sano ah uu 5 koob ku keeno hadii kale shaqada uu weyn doono. City waxey bishaan burisay Roberto Mancini markii ay sheegtay inuu ku guuldareystay howshii laga rabay , booskiisa waxaa dhaxli doona Manuel Pellegrini. “Shanta sano ee soo socota waxaan ka rabnaa 5 koob,” madaxa howl fulinta City Ferran Soriano ...
9 hours, 4 minutes ago
4
views
Laacib Net ─ Marcel Desailly ayaa aaminsan in Gareth Bale ay tahay inuu ka tago Tottenham oo uu u ciyaaro koox dhaqankeeda uu guul yahay. Xiddiga reer Wales Bale oo 23 jir ah ayaa xagaagan diirada u saaran kooxda real Madrid. Tababaraha Spurs Andre Villas-Boas ayaa sheegay inay muhim weyn u tahay inay xiddiga ku guuleystay ciyaaryahanka sannadka [...]
10 hours, 2 minutes ago
4
views
Laacib Net ─ Ashley Williams ayaa lagu soo waramayaa inuu heshiis shaqsi ah la gaaray Arsenal isagoo xagaagan kaga soo biiraya Swansea City. Shabakada Goal.com ayaa sheegeysa in Arsene Wenger uu rajo ka qaba inay ku soo xerogeliyaan ciyaaryahanka heshiis u dhaxeeya 8 ilaa 10 milyan ginni, ka dib markii ay heshiis shaqsi ah la gaareen ciyaaryahanka. Sida [...]
10 hours, 2 minutes ago
4
views
Laacib Net ─ Xiddiga garabka uga ciyaara kooxda Real Madrid Fabio Coentrao ayaa muujiyay in farxad ku dareemeyn kooxda Real Madrid isaga oo muujiyay in kooxda ay doonayaan in ay ka taqalusaan . Shabakada Sky Sports ayaa laacibkaas ka soo xigatay” waxaan dareemayaa in aan loo baahneyn joogitaankeyga halkaan , waxaan dareemayaa in dhamaan ay doonayaan in aan [...]
10 hours, 2 minutes ago
3
views
Laacib Net ─ Manuel Pellegrini ayaa wajihi doona shaqo adag hadii si rasmi ah loogu magacaabo shaqada Manchester City, madaama madaxda kooxda ay u sheegeen inay doonayaan shan koob shan sanno gudaheed. Madaxa guud ee City Ferran Soriano ayaa yiri: “Waxaan dooneynaa inaan ku guuleysano shan koob shanta sanno ee soo socota. Taas waxa ay la micno noqon [...]
11 hours, 3 minutes ago
3
views
Laacib Net ─ X iddiga qadka dhexe ee kooxda Bayern Munich Bastian Schweinsteiger ayaa u arka in maqnaashaha Mario Gotze ee finaalka Champions League ee Borussia Dortmund in uu wiiqayo awoodda kooxda . Mario Gotze ayaa waqti sii horeeyay si rasmi ah loo xaqiijiyay in uu ka maqnaanayo kulankaas sababo la xariira dhaawac ka haya canqawga lugta. Iyadoo [...]
12 hours, 3 minutes ago
2
views
Laacib Net ─ Goolhayaha kooxda Stoke City Asmir Begovic ayaa u muuqda inuu raacayo wadadii tababare Tony Pulis isagoo u saxiixay kooxda Liverpool. Goolhayahan lagu qiimeeyo 15 milyan ginni Begovic ayaa waxaa daawanayay xilli ciyaareedka oo dhan kooxo ay ka mid yihiin Arsenal iyo Manchester United kuwaasoo sidoo kale xiiseynayay. Laakiin waxa ay haatan u muuqataa inuu yahay [...]
12 hours, 3 minutes ago
5
views
Laacib Net ─ Chelsea ayaa soo bandhigeysa xiisaha ay u heyso ciyaaryahanka garabka ka ciyaara ee Turkiga Arda Turan, kaasoo haatan u ciyaara kooxda Atletico Madrid. 26 jirkaan ayaa waxaa soo jiitay kooxdiisii hore ee Galatasaray, laakiin madaxweynaha kooxda Turkiga Unai Aysal ayaa shaaca ka qaaday inay tartan kala kulmayaan kooxda ka dhisan Stamford Bridge. Waxa uu yiri: [...]
13 hours, 3 minutes ago
7
views
Laacib Net ─ Jarmalka ayaa isku qaadi doona Champions League-ga raga iyo hablaha sannadkan ka dib markii kooxda hablaha Wolfsburg ay ku guuleystay Champions League markii ugu horeysay taariikhdooda ka dib markii ay fursadaas ka beeniyeen in Lyon ay qaado markii seddexaad oo isku xigta ciyaartii ka dhacday Stamford Bridge xalayto. Gabdhaha Wolfsburg oo 15kii maalmood ee u [...]
14 hours, 3 minutes ago
2
views
Laacib Net ─ Wargeyska L’Equipe ee ka soo baxa Faransiiska ayaa qoraya in kooxda Monaco ay qorsheynayaan in ay si xooggan ay u galaan suuqa kala wareegga ciyaartooyda iyadoo ciyaartooyda u calaameysan uu soo galay gool hayaha kooxda Real Madrid ee Diego Lopez kaasi oo daaqada kala baxay Iker Casillas tan iyo markii uu u yimid Real Madrid. [...]
15 hours, 2 minutes ago
5
views
Laacib Net ─ Xiddiga kooxda Real Madrid ee Mesut Ozil ayaa booqday mid ka mid ah xafiisyada maamulka Real ee gudaha garoonka Santiago Bernabéu iyadoo isaga iyo aabihiis ay kulan la qaateen maamulaha guud ee kooxda Real Madrid ee Jose Angel Sanchez iyaga oo ka wada hadlayay in hishiis cusub la siiyo xilli midkiisa haatan uu dhamaanayo xagaaga [...]
15 hours, 2 minutes ago
5
views
Laacib Net ─ Manchester City ayaa seddex gool oo looga hormaray waxa ay afar gool ugu bedeshay Chelsea oo ciyaar saaxiibtinimo ay ku dhexmartay dalka Mareykanka. Kooxda City oo dhawaan iska ceyrisay tababare Roberto Mancini ayaana soo bandhigtay qeybtii hore ee ciyaarta saaxiibtinimo ciyaar qatar ah, iyagoo abuuray fursado aad u badan. Laakiin waxa ay is arkeen [...]
15 hours, 2 minutes ago
3
views
Laacib Net ─ Wargeyska El Mundo ee ka soo baxa Spain ayaa tilmaamaya in kooxda Liverpool ay u soo gudbiyeen kooxda schalke ee dalka Jarmalka aduun dhan 16-milyan oo gini iyaga oo ka doonaya daafaca Kyriakos Papadopoulos si uu ugu noqdo badelka Jamie Carragher kaasi oo ka fariistay ciyaaraha . Sida wargeyskaan uu qorayo Liverpool ayaa xariir la [...]
16 hours, 3 minutes ago
7
views
Ciyaaro ─ UEFA announced on Friday that the winners of the Europa League will be awarded a place in the Champions League from 2015. The move is designed to boost the profile of European football’s second-rate tournament which was won by Chelsea earlier this month. The Blues saw off the challenge from Benfica after Branislav Ivanovic headed home an injury-time winner to seal a 2-1 victory over the Portuguese side. Winners: Chelsea ...
1 day ago
7
views
Ciyaaro ─ Lionel Messi oo isagoo 13 sano jir ah ku soo biiray Barcelona, isla markaana 4 sano oo isku xigta ku guuleystay abaalmarinta adduunka FIFA ee Ballon d’Or laga soo bilaabo 2009 ayaa wuxuu ku rajo weynyahay inuu mar noloshiisa ka mid ah uu koobka adduunka la qaado xulkiisa Argentina. Barca wuxuu la qaaday 3 Champions League – 6 koob oo horyaalka La Liga ah. sanadkii tagay wuxuuu noqday ninkii ugu ...
1 day ago
4
views
Ciyaaro ─ Tababaraha Togo Didier Six ayaa ku hanjabay inuu shaqada ka tagi doono hadii xiriirka kubadda cagta ee dalkaasi aysan siin lacagaha uu ku leeyahay oo gaaraya $128,000. Six ayaa ku andacooday inuu lacagahaasi qarash gareeyay safarkiisii Yurub ee uu ciyaartoyda ku raadinayay laakiin taas waxaa ka diiday xiriirka Togo. Xiriirka Togo afhayeen u hadlay wuxuu sheegay in Six uu keeno magacyada ciyaartoydii uu aaday xilligii uu lacagahaasi qarash gareeyay. “Runtii ...
1 day ago
3
views
Laacib Net ─ Wargeyska Daily Star ee ka soo baxa Ingiriska ayaa soo qoray in tababare Jose Mourinho uu qabanayo hogaanka kooxda Chelsea muddo gaareysa afar xilli ciyaareed . Waxa uu wargeyskaan tilmaamayaa in tababare Jose Mourinho uu qaadanayo ugu yaraan mushaar dhan 15-milyan oo euro oo ah mushaar sanadla ah . Mushaarka uu tababarahaan Jose Mourinho ka [...]
1 day, 3 hours ago
2
views
Laacib Net ─ Naadiga AC Milan ayaa ku shaaciyay boggooda Internet-ka in weeraryahankoodii Giampaolo Pazzini qaliin looga sameeyay jilibka midig dalka Belgium taasi oo garoomada ka fogeyn doonta muddo u dhaxeeysa 4 illaa 6 bil . Laacibkaas dhaliyay 15-ka gool ka dib 30-kulan oo uu saftay horyaalka Talyaaniga ayaa ka sheeganayay xanuun dhanka jilibka ah tan iyo bilaawgii [...]
1 day, 4 hours ago
4
views
Laacib Net ─ Isco Alarcon xaqiijiyay wararka sheegaya in wadahadalo ku saabsan mustaqbalkiisa inay socdaan oo u dhaxeeya Malaga iyo Real Madrid. Madrid ayaa lagu soo waramayay inay wadahadalo la bilaabeen xalayto 21 jirkaas, iyadoo madax ka socota Los Blancos ay la kulmeen agaasimaha Isboortiga Malaga Mario Husillos, iyo maamulaha guud Vicente Casado, iyo wakiilka ciyaaryahanka Rafael Comino [...]
1 day, 4 hours ago
1
views
Laacib Net ─ Daafaca kooxda Manchester United Rio Ferdinand ayaa heshiis cusub oo hal sanno ah u saxiixay kooxda. 34 jirkaan ayaa qandaraaskiisii hore waxa uu dhici lahaa dhamaadka bisha soo socota, laakiin waxa uu haatan ogolaaday inuu kooxda sii joogo 12 bilood kale. “Aad ayaan ugu faraxsanahay inaan hal sanno ku kordhiyay qandaraaskeyga kooxdaan weyn. Waxaan ku [...]
1 day, 6 hours ago
3
views
Laacib Net ─ Berlin ayaa martigelin doonta finalka Champions League markii ugu horeysay 2015ka, halka Warsaw ay martigelin doonto isla sannadkaas finalka Europa League. “Waa labo garoon oo qurxoon oo finalada 2015 lagu qabanayo” ayuu yiri xoghayaha guud ee UEFA Gianni Infantino. Xilli lagu soo aadiyay ku dhawaaqistaan ayaa waxa ay waqti fiican u tahay Germany kuwaasoo finalka [...]
1 day, 6 hours ago
4
views
Laacib Net ─ UEFA ayaa ku dhawaaqi doonta berrito oo jimce ah in kooxda ku guuleysatay Europa League ay boos ka heli doonto Champions League xilli ciyaareedka ku xiga. Waxaana arintaan loo nashqadeeyay in lagu kiciyo xamaasada koobka labaad ee Yurub ugu fiican kaasoo bilowgii bishaan ay ku guuleysatay Chelsea. Kooxo badan ayaa tartanka Europa League sida uu [...]
1 day, 6 hours ago
2
views
Laacib Net ─ Ilo wareedyo ay qorayaan saxaafadda Talyaaniga ayaa sheegaya in madaxa Milan Silvio Berlusconi uu hishiis la gaaray Clarence Seedorf taas oo ku aadan in laacibkaan hore ee Milan uu tababaro kooxda xilli ciyaareedka dambe . Warku waxa uu intaa ku darayaa in hishiiskaas uu gaarayo laba sano isla markaana laacibka halkii sano uu ku qaadanayo [...]
1 day, 7 hours ago
2
views
Laacib Net ─ Adel Taarabt ayaa u muuqda in uu soo galayo liiska ciyaartooyda laga yaabo in ay ka huleelaan kooxda QPR iyadoo lagu waramay in si joogta ah uu uga maqan yahay tababarka guud ee kooxda. Warku waxa uu sheegayaa in taasi ay keentay in laga jaro qarash aad u badan oo ku aadan mushaarkiisa bilaha ah [...]
1 day, 7 hours ago
2
views
Laacib Net ─ Iyadoo Bayern Munich iyo Borussia Dortmund ay sabtida ku kulmi doonaan finalka Champions League, waxaan eegi doonaa sida labada kooxood ay ku soo gaareen Wembley iyo wadadii ay u soo mareen London. BAYERN MUNICH: SEPTEMBER 19: GROUP F – VALENCIA (Minan) 2-1 Bayern Munich ayaa xilli ciyaareedka Champions League ku bilowday si wacan iyadoo iga [...]
1 day, 9 hours ago
3
views
Laacib Net ─ David Moyes ayaa doonaya inuu 15 milyan ginni ku dalbado ciyaaryahanka khadka dhexe ee Barcelona Thiago, sida ay ku warameyso jariirada The Sun. Tababaraha cusub ee Manchester United ayaa u arka 22 jirkaan reer Spain bedelka ciyaaryahankii fariistay Paul Scholes. Thiago ayaa labo sanno ay uga harsan tahay heshiiskiisa Barcelona oo uu isbuucii ka qaato [...]
1 day, 10 hours ago
3
views
Laacib Net ─ Paris St Germain ayaa 100 milyan oo ginni heshiis wadar ahaan ku kacaya ku dooneyso inay Wayne Rooney kaga soo kaxeyso Manchester United sida ay qoreyso jariirada Daily Mirror. Wargeyska ayaa sheeganaya in kooxda hanatay horyaalka France inay dooneyso in 40 milyan ginni kaga soo iibsato United weeraryahanka aan cagaha badan ku taagneyn, halka sidoo [...]
1 day, 10 hours ago
4
views
Laacib Net ─ Xiddiga kooxda Real Madrid Sergio Ramos ayaa ugu baaqay laacibka kooxda Tottenham Gareth Bale inuu ku soo biiro kooxda ka dhisan Santiago Bernabeu. Kooxda reer Spain ayaa si aad ah ugu baahan inay la soo wareegto ciyaaryahanka sannadka Ingariiska, kaasoo Tottenham ay ku qiimeyneyso 60 milyan ginni. Waxaana Ramos uu sheegay sida ay qoreyso The [...]
1 day, 13 hours ago
5
views
Laacib Net ─ Kabtanka kooxda Arsenal Thomas Vermaelen ayaa laga yaabaa in Arsenal ay iska iibiso xilli kooxda Barcelona ay xiiseyneyso daafaca reer Belgium. Laurent Koscielny iyo Per Mertesacker ayaa Arsene Wenger u noqday dooqiiska koowaad ee daafaca dhexe, iyadoo Thomas Vermaelen oo kabtan u noqday kooxda ka dib markii uu Van Persie baxay xagaagii hore uu kursiga [...]
1 day, 13 hours ago
8
views
Laacib Net ─ Shaqaalaha garoonka Wembley ayaa dhameystiraya inay garoonka Wembley u diyaariyaan finalka koobka Champions League, iyadoo London ay isku diyaarineyso duulaanka taageerayaasha Jarmalka. Boor weyn oo ku xardhan yihiin caalamadaha lagu yaqaano labada kooxood ee Bundesliga ku xafiiltama Bayern Munich iyo Borussia Dortmund ayaa lagu soo dhajiyay wajiga hore ee garoonka shalayto. Ku dhawaad 86 kuna [...]
1 day, 14 hours ago
5
views
Laacib Net ─ Kooxda Santos ayaa dalabkii labaad ee ay u soo bandhigto Barcelona soo diiday oo ku aadan saxiixa Neymar, sida uu sheegay madaxweyne ku xigeenka kooxda reer Brazil Odilio Rodrigues. Bluagrana ayaa ah kooxda ilaa iyo haatan la cadcad xiisaheeda ku aadan xiddiga reer Brazil, waxaana ay shalayto wadahadalo mar kale la galeen Santos iyagoo u [...]
1 day, 15 hours ago
4
views
Laacib Net ─ Ciyaaryahanka boosaska badan u buuxiya Barcelona Adriano ayaa heshiis cusub u saxiixay kooxda reer Catalan isagoo baaqi ku sii ahaan doono ilaa 2017. Ciyaaryahanka reer Brazil ayaa u dhaqaaqay Camp Nou 2010kii isagoo ku soo wareegay kaliya 9.5 milyan euro, waxaana uu markaas ka dib boosas badan u ciyaaray Barcelona oo inta badan boosaska daafaca [...]
1 day, 16 hours ago
4
views
Laacib Net ─ Arsenal ayaan wax xiriir ah la sameynin weli Fiorentina oo ku aadan saxiixa Stevan Jovetic, sida uu sheegay agaasimaha kooxda Viola Daniele Prade. 23 jirkaan gooldhaliyaha ah ayaa muddo dheer diirada u saarnaa tababare Arsene Wenger, waxaana Gunners ay wadahadalo hordhac ah la gashay isbuucyo ka hor ka hor inta aysan xiisaheeda dib u soo [...]
1 day, 16 hours ago
6
views
Laacib Net ─ Xilligan oo kale sannadkii hore Florent Malouda waxa uu weli u dabaaldagayay koobkii Champions League ee Chelsea ay hanatay ka dib markii bedel uu ku soo galay ciyaartii Bayern Munich. Shalayto ciyaaryahanka laga tirtiray taariikhda Chelsea ee ay Allianz Arena ay ku gaareen ayaa kaligiis ku ahaa garoonka tababarka ee Cobham. Qandaraaska Malouda ayaa waxaa [...]
1 day, 16 hours ago
4
views
Ciyaaro ─ Madaxa horyaalka Bundesliga ayaa digniin u diray isku dayga lagu doonayo in koobka adduunka 2022 ee lagu wado inuu ka dhaco Qatar loo badalo xilliga qaboobaha (winter) isla markaana wuxuu ku hanjabay in horyaaladda yurub ay dagaal dhanka sharciga ah la gali doonaan UEFA iyo FIFA. Heer kulka dalka Qatar xilliga kuleylaha (summer) oo ah marka uu koobka adduunka ka bilaabanayo halkaasi wuxuu gaari doonaa 50C gaar ahaan bishaJune. Madaxweynaha ...
2 days, 1 hour ago
4
views
Ciyaaro ─ Sabtid waxaa garoonka Wembley lagu ciyaari doonaa ciyaarta ugu danbeysa ee Champions League taasoo ay ku wada balansan yihiin Bayern Munich iyo Borussia Dortmund oo hal wadan ka wada socda. Dad badan waxey aaminsan yihiin in tani ay fursad u tahay horyaalka German si ay indhaha yurub ugu soo jiitaan tayada ciyaartoyda iyo horyaalkooda. Hadaba qeybta hoose waxaad ka daawan kartaa 10kii gool ee ugu fiicnaa ee ciyaar final ah ...
2 days, 1 hour ago
2
views
Laacib Net ─ Madaxweynihii hore ee kooxda Real Madrid Lorenzo Sanz ayaa ka mid ah madaxdii ugu danbeysay ee si xun u dhaleeceeya tababaraha ka sii tagaya caasimada Spain Jose Mourinho, isagoo sheegtay in shaqada Bernabeu inay la weynaatay Mourinho. Kooxda La Liga ka dhisan ayaa xaqiijisay in Mourinho uu ka tagayo dhamaadka xilli ciyaareedkan ka dib seddex [...]
2 days, 2 hours ago
8
views
Laacib Net ─ Daafaca kooxda Barcelona Eric Abidal ayaa la filayaa in isaga iyo kooxda ay shir jaraa’id wada qabtaan isbuuca soo soca oo lagu xaqiijinayo in ciyaaryahanka uu ka tagayo kooxda. Warar soo baxayay maalmihii u danbeysay ayaa sheegayay in 33 jirkaan loo soo bandhigay inuu shaqo maamul kooxda ka qabto xilli ciyaareedka soo socda, waxaana dalabkaas [...]
2 days, 3 hours ago
5
views
Laacib Net ─ Jose Mourinho iyo Cristiano Ronaldo ayaa la ganaaxay min labo kulan, laakiin ganaaxaas waxa uu ka dhaqan galayaa kaliya Copa del Rey ama FA Cup. Labada nin ee reer Portugal ayaa waxaa laga saaray garoonka kulankii Real Madrid ay guuldarrada ka soo gaartay Atletico Madrid finalkii Copa del Rey jimcihii hore. Mourinho ayaa taribuunka waxaa [...]
2 days, 4 hours ago