0
views
Qurbe Joog ─ Is the authority of the UN and regional bodies divine, such that it cannot be challenged by the Somali people? The only ‘crime’ the Somali democratic movement has committed is to dare dream of freedom in the land of its birth. On May 1, 2012, the UN Special Representative (SR), the African Union Special Representative (AUSR) and the Intergovernmental Authority on Development Facilitator (IGADF) for Somalia distributed a press release ...
0 minutes ago
0
views
Awdal Press ─ Waxa maalinta Sabtida ee Bisha May tahay 19 2012 2:pm ilaa 6:Pm lagu qaban doona 1155 Lola St Ottawa, Xuskii Dr ABDI SHAKUUR SHIEKH ALI JOWHAR maalintii Axadii 13 May baabuurku kula dhacay inta u dhaxaysa Dilla iyo Tulli kuna geeryooday shilkaas .Hadaba waxan ogaysiinaynaa Ummada Somaliyeed ee ku dhaqan Ottawa iyo nawaaxigeeda inay nagala soo qayb galaan memorial event kaas ,halkaas oo lagu xusi doono taariikhdii Marxuunka looguna ducayn ...
1 minute ago
1
views
Somalitalk ─ Shir Ay Lahaayeen Wasiiradda Beeraha iyo Xannaanadda Xoolaha Dowladaha Urur Goboleedka IGAD, Qaramadda Midoobey Iyo Urur Goboleedka IGAD oo War-murtiyeed Xasaasi Ah Ka Soo Saarey Shir ay si wadajir ah isaga kaashadeen Qaramadda Midoobay iyo Urur Goboleedka IGAD oo ujeedadiisu ahayd sidii loo dhameyn lahaa xaaladaha deg dega ah ee ay keenaan abaaruhu oo Wasiiradda Urur Goboleedka IGAD, Qaramada Midoobey, Banka Aduunka, Banka Horumarinta Afrika, hay’adaha deeqaha bixiya ee ka ...
29 minutes ago
1
views
Oodweyne News ─ Sawirka maanta ay idiin soo gudbinayso shabakada caalamiga ah ee Oodweynenews waa sawir ku saabsan xuska sanadguurada 18ka May oo qaar kamid ah xayawaanada ku nool dalka gudihiisaba ay ka qayb galaan sanad kasta, waxaana ka mid ah Diin-Kan aad sawirka ku aragtaan oo ka qayb gala xuska 18 may sanad kasta.   Waa maalin ku suntan taariikhda Somaliland. Waa maalin jiilashii hore u ah xusuus, jiilasha danbena dhiirigelin iyo ...
29 minutes ago
1
views
1
views
Oodweyne News ─ Jaaliyadaha Qurba Joogta Beelaha Gabooye Oo Hambalyo U Dirya Madaxda Iyo Shacbiweynaha JSomaliland Xuska Munasibada Sanad Guurada 21-aad ee Madaxbananida Qaranimada JSomaliland ee ”18-MayBy-Afhayeenka Qurba Joogta Gabooye-Mudane Barkhad Xaaji Cabdi”Mr Gaboye” Anigoo ah Mudane Barkhad Xaaji Cabdi’MrGaboye’ Kuna Hadlaya Macageyga iyo Kaan Dhamaan Jaaliyadaha Qurba Joogta Beelaha Gabooye ee ku nool ,Qaaradaha aduunka ,Waxaanu si wada jira halkaan Hambalyo iyo bogaadiin u diraynaa Munaasibadda Xuska Sanad Guurada 21-aad ee ku ...
29 minutes ago
1
views
Oodweyne News ─ Kulan ay isugu yimaadeen Qurbo joogga Beelaha Habar Yoonis ee dalka Norway magaalada Oslo, ayaa waxa ay ka soo saareen baaq nabadeed oo ku aadan iska hor imaadkii sababay dhimashada iyo dhaawaca ee ka dhacay dhawaan Barriga magaalada Hargeysa. 1 Ugu horeyn qurba jooggu waxa ay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan guud ahaan qaranka Somaliland iyo gaar ahaan qoysaskii ay ka baxeem dhamaan dadkii ku dhintay shaqaaqada (Ciidan iyo Shicaba.) ...
29 minutes ago
1
views
Oodweyne News ─ Burkas to tracksuits MOGADISHU, 17 April 2012 (IRIN) Photo: Phil Moore/IRIN Going for gold: Female runners at Mogadishu’s shelled-out Konis Stadium – The Somali Athletics Federation will select one female runner from a field of 10 to compete in the 400-metres at this year’s London Olympics. The youngest of those currently training in Mogadishu is Najma, 10. She started running six months ago, shortly after Al-Shabab left the city. “My ...
29 minutes ago
1
views
Oodweyne News ─ WASHINGTON(OWN)- Waxaa maanta oo ay Bishu tahay May 18, 2012 ka dhacay Wadanka Maraykanka Gaar ahaan magaaladda Washington, DC, dhoolatus lagu taageerayo qadiyada, Somaliland, halkaas oo ay tageen dadwayne aad u tiro badan oo aad u xamaasadaysnaa, ayna ka muuqatay wadanimo,kalgacayl badan iyo geesinimo. Wadaniyiintan oo saaka markay saacadu ahayd 6 subaxnimo tagay State Department-ka oo ah Aqalka looga taliyo wasaarada arimaha dibadda ee wadankan maraykanka.   Ugu horayntii waxay ...
29 minutes ago
1
views
Gubta ─ Munaasabad siheer sare loo soo agaasimay oo abaalmarin lagu siiyey ardaydii kaalmaha ka gashay Dugsiga Visit link: Daarul HuddaQardho oo xaflad u qabtay ardayda Kaalmaha koowaad kagashay sanad dugsiyeedka 2011-2012
30 minutes ago
1
views
Puntland News 24 ─  
1 hour ago
1
views
Horseed Media ─ MOGADISHU — Somali fisherman pleaded Friday for international navies protecting shipping to halt air strikes on coastal villages, after the EU Naval Force struck a pirate base for the first time. An attack helicopter staged a nighttime raid on the Somali coastline Tuesday, the first since the European Union authorized such strikes, destroying several small [...]
1 hour ago
1
views
Harowo ─ Sanadihii jahawareerka, Somaliya waxa ka samaysmay ururo badan oo reer waliba urur ama sadex xarafbuu astaan ka dhigtay.Ururadani qaar hubaysnaa oo dagaal la galay xukunkii Siyaad barre iyo kuwo aan hubeysnayn intaba way isugu jireen. Markii ururkii USC uu Caasimadii dalka qabsaday, sidoo kale goboladii waqooyi iyo caasimadii labaadna waxa gacant ku dhigay ururkii SNM oo isagu ku dhawaa inuu xukuumadii siyaad bare isku dhiibo hadii aanay USC dagaalka ka ...
1 hour ago
4
views
Horufadhi ─   HALKAN KA DAAWO.
1 hour, 30 minutes ago
1
views
Digil News ─ omars004@yahoo.com Media reports have indicated widespread irregularities on the selection of the traditional clan elders. I would like to briefly demonstrate and prove that indeed this is true. One of the specific cases is the case of Suldaan Faqi S. Suldaan Faqi who was among the elders invited to the meeting (see the link http://horseedmedia.net/2012/05/06/liiska-magacyada-odayaasha-dhaqanka-ee-muqdisho-ku-shiraya/). Suldaan Faqi attended the opening ceremony on the first day of the meeting, but on ...
1 hour, 30 minutes ago
1
views
Waaheen ─ Hargeysa(Waaheen) Nimco Gabydo oo ka mid ah Haweenka ilaahay Hibada u siiyay inay tiriyaan Suugaanta noocyadeeda kala duwan oo ka mid ahayd fanaaniintii loo xulay inay ku soo bandhigto Sugaanteeda Munaasibadii xalay ka dhacday Madaxtooyadda ee lagu xusayay 18-ka MAY, sanad guuradii 21 aad ayaa sheegtay xalay in albaabka laga celiyay, kadib markii laga reebay Liiskii Fanaaniinta ee ay ku jirtay sida ay Waaheen u xaqiijisay. Nimco Gabaydo oo looga ...
2 hours, 29 minutes ago
1
views
Waaheen ─ Hargeysa(Waaheen) xaflad aad u balaadhan ayaa xalay lagu qabtay Qasriga Madaxtooyadda ee Hargeysa oo ay ka soo qayb galeen Marti-sharaf badan oo uu ka dhex muuqday Madaxweynihii hore ee Somaliland Daahir Rayaale Kaahin iyo qaar ka mid ahaa madaxdii Xukuumaddiiisii Doorashada lagaga guulaystay. Xafladda Xalay oo ahayd mid aan Qudbado badan lahayn waxa Weedho kooban marti-sharaftii ka soo qayb gashay u jeediyay Madaxweyne Axmed Siilaanyo iyo Daahir Rayaale Kaahin oo ...
2 hours, 29 minutes ago
5
views
Waaheen ─ Somaliland waa xaqiiqo jirta, Somaliland waa run, Somaliland waa cadceeda oo kale, waxaanay ku timid rabitaanka shacbiga dalkan iska leh Hargeysa(Waaheen) Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ayaa jawaab cad ka bixiyay weedho Af-ka Dublamaasiyadeed ka fogaa oo uu Sh Shariif doraad markii uu ka hadlayay Golaha Amaanka Qaramada Midoobay ku xaqiray Masiirka iyo gooni isutaaga Qaranimadda Somaliland oo shalay loo dabal degay sanad guuuradii 21 aad ee lagula soo ...
2 hours, 29 minutes ago
1
views
Oodweyne News ─ Waxaanu ku talo-jirnaa inaanu dhawaan idiin soo gudbino waraysi aanu la yeelanay Abwaanka Qarniga Siciid Sheekh Abubakar Ilkajiir isagoo tiriyey gabay qosol iyo xiisaba leh kaasoo uu alifay 18 May 2012, iyo gabayo kale.     Gabaygan qosolka badan uu horushiiduna yahay sidan:- ” AXMED -GUDDI-BAA GABYOO YIDHI NACAS QABIIL KU GOOHIYO, SIYAASIGA GURACANIYO, NINKA GAABAN BAY IDILAY “. kkkkk   Hamoogaanina gabaygaas oo dhamays tiran iyo waraysi xiise badan. ...
2 hours, 30 minutes ago
1
views
Oodweyne News ─ asalamu caleykum waraxmatulahi wabarakaatuh bacda salaan aduunkan waxaa jira dalal badan oo markii hore 1 dal isku ahaa oo hadana 2 dal kala ah oo kala go ay waxaa uugu dambeeyey suudaan iyo koonfurta suudaan oo dhawaan kala go ay hadaba somalilnad iyo somalia waxey bari ahaan jireen 1 dal hadana wey kala go een oo waa 2 dal waliba shacabka somalilnad iyo somalia waa 2 shacab oo aad u ...
2 hours, 30 minutes ago
7
views
Oodweyne News ─ Waxaan la yaabey doodi jicmaha ee bbc da ee maanta waxaa kasoo qeyb galey nin u hadlayey maamul goboleedka puntilnad ninkaas oo magaciisa ay ku sheegeen daa uud hadaba ninkaas kumuu hadal hadal la fahmi karo wuxuu ka xanaaqdsanaa oo uu ka xuma dabaal daga 21 aad ee 18 may ee somalilnad maanta ka socdey ayuu ka xanaaqsanaa markaas ayuu isku dhex yaacey oo wuxuu ka hadlayo la fahmi waayey ...
2 hours, 30 minutes ago
3
views
Oodweyne News ─ Mudo tobobaad ah ayey saldhiga dhexe ee hargaysa ku xidhan yihiin gudoomiyaha wargayska madaxbanaan ee yool Maxamed Cabdi “Curad” iyo wariye ka tirsan isla wargayska yool oo magaciisa la yidhaahdo Khadar Hayaan Xuseen iyaga oo aan wax danbi ah galin hadaba markii booliska la waydiiyey inay wax danbi ah u hayaan iyo in kale waxay ku jawaabeen inaanay wax danbi ah u hayn balse ay u xidhan yihiin wasiirka arimaha ...
2 hours, 30 minutes ago
1
views
Oodweyne News ─ Asalamu calaykum waraxmatulahi wabarakato. waxaan halkan aad uga salaamayaa bahda Shabakada Caalamiiga oodweynenews.com Waxan hamblyo iyo bogaadin u dirayaa dhamman shacab weynaha Somaliland gudo iyo debed ba munaasabada 18 may, Waxana sidoo kale u hamblayo u diraya ciidamada dalka ee marwalba u hegan ah difaca qarannimada Somaliland .   Maantu ah 18 may waa maalin taariikh weyn ku leh shacabka Somaliland, waa maalin qaran, waa maalin qiro iyo xasuus leh ...
2 hours, 30 minutes ago
1
views
Oodweyne News ─ Tixdan gabayga ah (Isa-sudhan) oo an qoray 10/05/2012, waxa an ku biirinayaa silsilad-maanseedka Sallaamaley oo iigu muuqadta suugaan mid ujeeddo san leh oo hogo-gelinaysa calool-rog, gacan-marin iyo turxaan-bixin bulsho oo guud iyo tubta-toosan-ku-aaddin siyaasadda Qaran ee mustaqbal. Waxa an oran karaa waa maanso ay biyo-dhac bartilmaameed u tahay dib-u-bakhti-afuufid qowmiyadeed iyo soo noolayn Soomaalinnimo saxal-baxsan oo ku salaysan sinnaan iyo gudboonaan. Yacni: yagleelid bulsho tolaysan, baraarugsan oo ka amba-qaadsan himilo-hadafeed ...
2 hours, 30 minutes ago
1
views
Oodweyne News ─ Mudanayaal iyo Marwooyinba Bahda iyo hawl-wadeennada Shabakadda Wararka Caalamiga ah ee OodweyneNews,   Waxaan dhammaantiinba idinku soo Hambalyeynayaa Farxadda iyo Rayn-raynta Munaasabadda Maalintan Qaaliga ah ee Qaranka iyo Qoomiyadda Jam. Somaliland, 18-ka May: Waa Maalintaan Magacaan lahayn iyo Sharaftii Maqnayd aan Mulkineen Hantiney Waa Maalintaan BURCO Meeriskeed uga marag dhigeen Calankuna ka Mudhay Waa Maalintaan Nabsi maalihii Xaqeennii Maqnaa aan Mulkineen Hantiney Waa maalintaan Muraqa iyo Codkaba isku Muujiyee Midigta ...
2 hours, 30 minutes ago
1
views
Oodweyne News ─ Waxan Hambalyo iyo Duco hawad u marinyaa Shacabi weyneha Somalilnd munasibada 18 may Awadeed waxan leeyahay shacabiyahaow sandkaan sandkiisa guul ku gaadha insha alhaa waxan kula Talin laha umadda reer Somaliland in Aayi qaranimad Meel uga soo wada jeestan mar walba hadii waxa dhacan waa in Aad waxa hubisaan inta xal laga garyo insha alha ugu dabiin waxan idin leeyahay kuligiiba guulista Hambalyo Hambalyo Alhu Agabar. Suldan Abdikariim Farah Ibrahim ...
2 hours, 30 minutes ago
1
views
Oodweyne News ─ Aniga oo ku hadlaya magac Guddida Fulinta, Guddiyada Gobalada iyo taageerayaasha U.K ee Ururka Umadda , waxaan tahinyad iyo hambalyo u dirayaa dhamaan bulsha waynta reer Somaliland Debed iyo Gudaba meel kasta oo ay joogaan munaasabadda Ciidda Qaranka Somaliland ee 18ka May oo maanta 21 tan jirsatay.   Waxaan mudnaansha kobaad siinaya ee hambalyada iyo bogaadinta CIIDAMADA QARANKA SOMALILAND ee jiidaha horaye fadhiya oo aan leeyahay NIN LAGU SEEXDOW HA ...
2 hours, 30 minutes ago
5
views
Oodweyne News ─ Sawirkan taariikhiga ah waa maalintii lagu dhawaaqay Somaliland. 18 MAY 1991, Waxaana ka muuqda Madaxweynihii ugu horeeyay ee Somaliland Muj:C/raxman Axmed Cali (TUUR) iyo Madaxweynaha iminka ee Somaliland Muj:Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo). Ninka sii jeeda ee shaadhka madow sitaa waa Muj C/raxman TUUR oo Mikrafoonka Ku soo dhowaynaya Muj Axmed Siilanyo. Sawirka kale ee dhinaca ku hayaana waa isla maalintaas Markii calanka Somaliland oo ahaa Markaa Calanka SNM la saaraayey ...
2 hours, 30 minutes ago
1
views
Somali Swiss ─ Yusuf Garabey
2 hours, 59 minutes ago
11
views
Somali Swiss ─ Yusuf Garabey
2 hours, 59 minutes ago
1
views
Boocame Online ─ Baahinta Fiidnimo ee Ssc Radio Codka Shacabka Khaatumo – waxaad Ku maqlidoontaan warkii ugu xiisaha badnaa ee ugu danbyeeyay deeganada Khaatumo State iyo Guud ahaan Soomaaliya & Caalamkaba. Waa Caawa Iyo Radio Ssc Codka Shacabka Khaatumo Baahintan oo aad kadhagaysanaysaa Dhamaan Dunida oo dhan Barta internetka aan ku leenahay ee WWW.SSC.FM Wadamada Maraykan iyo Canada waxaad naga dhagaysankartaa Telefoonka ah :- 7124328034 Sidoo kale Wadamada Yurub Waxaa naga dhagaysankartaan +44(0)20 ...
3 hours, 1 minute ago
1
views
Somaliland Org ─ a href=”http://www.somaliland.org/images/b/2012/05/rayaale-iyo-xafladdii1.jpg”>Hargeysa (Somaliland.Org)- Xaflad balaadhan oo lagu xusayay sanad-guuraddii 21-aad ee ka soo wareegtay dib ula soo noqoshadii madaxtinimadda Somaliland, ayaa caawa lagu qabtay xarunta Madaxtooyadda Somaliland. Xafladan waxa ka qeyb galay Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), Madaxweyne Ku xigeenka Md. C/Raxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), Madaxweynihii hore ee Somaliland ahna Guddoomiyaha xisbiga UDUB Md. Daahir Rayaale Kaahin, Wasiiro, Goleyaasha qaranka, Taliyeyaasha ciidamadda qalabka sida ee Somaliland, ururadda bulshadda ...
3 hours, 29 minutes ago
3
views
Kismaayo24 ─ Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Md Axmed Maxamed Siilanyo ayaa maanta khudbad taariikhi ah oo ku saabsan madaxbanaanida Somaliland ka jeediyay fagaadha weyn ee kheysriyada. Khudbada madaxweynaha ayaa sidan aheyd ee ka bogo;“Madaxda Sharafta leh ee Golayaasha Qaranka iyo guud ahaanba shacbiga Somaliland. Waxa aan idinku salaamayaa salaanta islaamka Asalaamu caleekum wa-raxmatulaahi wa-barakaatu Mudanayaal iyo marwooyin. Marka hore waxa mahad leh illaaheena weyn ee innagu simay in aynu maanta u dabaal-degno xuska ...
3 hours, 29 minutes ago
5
views
Boocame Online ─ Darwiish Tv – waxaanu halkan Idiinku soo Gudbinaynaa Sidii Bilicsanayd ee Maanta magaaalada Buuhoodle loogu Qabtay ololaha Nadaafada Gobolada Sool Sagaag iyo Cayn ee Maamulka Khaatumo State. Dareenkii shacabku maanta ka muujiyeen halkaasi iyo habkii ciiadamada xoogaga Khaatumo Ay uga Qayb Qaateen. Axmed Cabdiqaadir Jabaan {Axmed Darwiish} Daalacatey :2
3 hours, 30 minutes ago
2
views
Dhanbaal ─ Manhajka Salafka ee Nusuusta Waciidka Sheekh Maxamuud Shible Muxaadaradii 2aad(Dhageyso)    
4 hours ago
8
views
Wehel Media ─ Xassan Max’ed C/qaadir oo ka mid ah odayaasha dhaqanka beelaha Soomaalida ee ka qeybgalaya ansixinta qabyo-qoraalka dastuurka ayaa soo gaarsiiyey saxaafadda qoraal uu ku muujinayo aragtida isaga & xubno ka mid ah odayaasha dhaqanka beelaha ay ka qabaan hadalkii ka soo yeeray madaxweynaha maamul beeleedka Puntland C/raxmaan Faroole, ee ku saabsanaa in shirka odayaasha loo wareejiyo Addisababa, wuxuuna ku tilmaamay C/raxmaan Faroole shaqsi aan kalsooni isu qabin, ummadiisana kalsooni ku ...
4 hours, 29 minutes ago
5
views
Waajid ─ Magaaladda Muqdisho waxaa dib ugu soo laabtay Gudoomiyaha Barlamaanka Dowlada KMG Shariif xasan Sh Aadan. Shariif Xasan ayaa booqasho labo maalin qaadatay ku joogay Magaaladda Baydbabo ee xarunta gobolka Bay. Intii uu magaaalada kusugnaa waxaa uu kulamo kala duwan la qaatay qeybaha kala duwan ee Baydhabo isagoona kala hadlay arimo ay ka mid yihiin amaanka iyo adkaynta la dagaalanka Shabaab. Kahor inta uusan kasoo bixin Baydhabo ayaa waxaa uu booqday ...
4 hours, 29 minutes ago
2
views
Waajid ─ Shariif Xasan Sheekh Aadan oo shalay gaaray Magaalada Baydhabo ee Xaruunta Gobolka Baay, ayaa wuxuu galabta uu dib ugu soo laabtay Magaalada Muqdisho, oo si diiran loogu soo dhaweeyay. Shariif Xasan Sheekh Aadan oo ay xil ka qaadis ku sameeyeen inta badan Xildhibaanada Baarlamaanka Kmg ah ee Soomaaliya, ayaa wuxuu maanta uu tagay Xaruunta ADC-da ee Magaalada Baydhabo, halkaasoo tababaro ay uga soconayaan ilaa 1030 askari. Ciidamadda tababarada ay uga ...
4 hours, 29 minutes ago
7
views
Somaliland Org ─ Hargeysa (Somaliland.Org)- Telefishanka madaxa banaan ee Horn Cable TV, ayaa caawa dedaal weyn muujiyay, ka dib markii ay ku guulaysteen inay si toos ah (live) u soo gudbiyaan xafladdii dabaal-degga munaasibadda 21- guuradda ka soo wareegtay dib ula soo noqoshadda madax banaanidda Somaliland ee 18-ka Bisha May ee caawa lagu qabtay xarunta qasriga madaxtooyadda ee magaaladda Hargeysa. Telefishankani wuxuu si toos ah u soo gudbiyay oo goboladda dalka iyo dibadiisaba ...
4 hours, 29 minutes ago
4
views
Somali Midnimo ─ MUQDISHO:dagaallo qaraar oo qaybo kamid ah Muqdisho Gilgilay, Daafaha Magaaladana laga maqlay ayaa caawa kaqarxay Degmada Dayniile. Ciidamo katirsan Mujaahidiinta Somalia oo gawaari Dagaal kugadaaman ayaa caawa kutaqadumay fariisimaha Ciidamada Burundi ay kulleyihiin Xaafada Bangala ee Dayniile. Dagaalka Caawa ayaa socday qadar laba saac iyo Bar,waxaana uu kufiday xaafadaha Kale Dagmada Dayniile ee Magaalada Muqdisho. Macada qasaaraha Dagaalka kadhashay inta uu gaarsiisanyahay maadaama xili Habeen ay tahay, wax tafaasiil dheeraad ...
4 hours, 29 minutes ago
2
views
Oodweyne News ─ Hargeysa (OWN) Wasiirka arrimaha Somaliland Dr Maxamed Cabdilaahi Cu mar, ayaa sheegay in ay dhawaan dalka Ingiriiska ka bilaabi doonaan wada hadaladii ay beesha caalamku baaqadya 23 bishii Febuary shirkii ka dhacay Dalka Ingiriiska kaas oo ay ka soo baxeen in wadahadal dhexmaro Somaliland iyo Somaliya. Wasiirka waxa uu sheegay in wada hadalada oo hakadgalay ka dib markii Somaliland ka biyo diiday ka dib markii Madaxweyne Shariif ku soo daray ...
4 hours, 29 minutes ago
2
views
Oodweyne News ─ Hargeysa (OWN)- Waxa aanu halkan idiinku soo gudbinaynaa shirkii jaraa’id ee haweenka ehelka la ah raggii maxkamada ciidamadu ku xukumeen dilka iyo xabsi daa’imka ka dib markii uu dagaal dhex maray askar ka tirsan ciidanka qaranka Somaliland, ee dhagaysi wacan:- AMA HALKAN KA DHAGAYSO Oodweynenews.com/Hargeysa Office
4 hours, 29 minutes ago
2
views
Oodweyne News ─ “Rag (dad) tabaabulshaystaa, wuxuu tabayo raadceeye, waar maantaba talaa nala gudboon laysku tiirsado.” Timacade, 1970.   Waatan munaasabadii 18 ka May, iyo mar kale. Wakhtigu waa soconayaa qoloba si uu ku dhaafoba. Waxa madaxyga ka sii guuxaysa, oo iigu muuqata inay shalay uun ahayd, munaasabadii tan oo kale ahayd ee 20 guurada. Maalintaas London baan dabshidkii labaatan guurada kaga qayb galay, maantana, sida muuqata, caasimada Jamhuuriyada ee Hargeysa oo aan ...
4 hours, 29 minutes ago
4
views
Oodweyne News ─ WAXAAN HALKAAN KA SALAMAYA DHAMAAN SHACABKA REER SOMALILAND MEEL KASTAY DUNIIDA KA JOOGAN, GAAR AHAN FAMLIGAYGA, HOOYADAY IYO WALAALADAY DHAMAANTOOD WAXAN SII GAARA UU SALAMAYA MADAXWEYNAHA JAMHURIYADA SOMALILAND IYO MARWADIISA WAXAAN ILAHAY UGA BARYAAYA DADKAAYGA IYO DALKAYGA NABADA AAYNU CAANKA KU NAHAY IN ILAHAY INOO SUGO, WAXAAN KOLAY FILAAYA MARKA KASTA AANAY ILAWEEYN SHACABKA REER SOMALILAND TAARIIKHDI AAY SAMAREEN OO XUS MUDAN AMA MAANTA AAY TAHAY 18 MAY 2012 OO ...
4 hours, 29 minutes ago
6
views
Oodweyne News ─ Hargeysa (OWN)- Abaan Nimco Aadan Hurre oo ka mid ahayd fannaaniintii dhigaysay riwaayadda loo diyaariyey xuska 18 May ee caawa oo kale madaxtooyada Somaliland lagu qabto, ayaa laga reebay loona diiday inay madaxtooyada gasho. Nimco Gabaydo oo markii ay falkaas lama filaanka ah la kulantay la soo xidiidhay xafiiska Oodweynenews.com ee Hargeysa, ayaa sharraxaad ka bixisay wixii ku dhaca; “Bulshada waxa aan u sheegayaa guud ahaan-ba in aniga oo 18 ...
4 hours, 29 minutes ago
5
views
Oodweyne News ─ Dhamaan marka hore waxaan halkan tacsi tiiraanyaleh ooga dirayaa halgamayaash iyo kaabaha difaaca dalkeen ee iyagoon iyagu waxba galabsan oon cadaw shisheeyena kusoo duulin si fool xun oo shaabad inagu noqotay xeradoodii inta sidii cadaw loosoo dhuuntay la laayay waxaan leeyahay ui laahay samir iyo iimaan ha inaga siiyo iyagana ehelgoodii malaa nin naftiisa inoo huray oo lagu seexdo cidiba inagama xigtee aleh ha u naxariisto ku heeganka ahna aleh ...
4 hours, 29 minutes ago
3
views
Oodweyne News
4 hours, 29 minutes ago
2
views
Kismaayo24 ─ Ninkan ka tirsan waaxda xisaabaadka ee shirkada SKA oo muddooyinkii gacanta ku heysay maamulka garoonka diyaaradaha Muqdisho ayaa maanta la baxsaday lacag ay shirkadaasi iska laheyd,iyaddoo ay arrintan ku noqotay maamulka garoonka wax aan la fileyn. Magdi oo dhalashadiisa kasoo jeeda dalka Masar ayaa mudo ahaa xisaabiyaha shirka SKA ee gacanta ku heysa garoonka Muqdisho, waxaana warar aan ka helnay garoonka Muqdisho inoo sheegeen inuu mudo gurayey lacagta laga qaado ...
4 hours, 30 minutes ago
4
views
Kismaayo24 ─ Waxaa maanta ka dhacday deegaanada maamulka khaatumo state of Somalia xusida 18 may oo u ah maalinka qashin gurka iyo nadaafada deegaanada khaatumo state of Somalia. Xafladan ayaa ahayd mid si aad ubalaadhan looga qabtay guud ahaan deegaanada khaatumo state of Somalia. Magaalada Buuhoodle ee xarunta gobolka cayn ayaa ahayd meelihii sida aadka ah looga xusay 18 may oo dhamaan dadka deegaanada Khatumo State of Somalia ay ugu dabaaldegaan maalinta ...
4 hours, 30 minutes ago
5
views
Horufadhi ─   HALKAN KA DHAGAYSO.
4 hours, 30 minutes ago